Cadadkii Sadexaaad Ee Wargayska Ummadda Ok

1
Wargayka UMAMADDA Waa Wargays Madax banaan oo Kasoo Baxa Bosaso & Garowe TELL:090-7724437,EMAIL:[email protected], UMMADDA Waa wargays Todobaadle,Madaxbanaan oo kasoo baxa Garowe & Boosaaso,Puntland WARGAYSKA: Eeg Bogga 5-aad Eeg Bogga 3-aad Cadadka 3-aad / Sanadka 1-aad / Sabti 20 June 2015 / Qiimaha 6,000 Qoraaga Runta iyo Saxidda qaladka: waa hal kudhigga wargayska UMAMADDA Maxaad ka taqaan Golaha Wasiiradda Cusub ee Puntland ee uu magacaabay Madaxweyne Gaas? M adaxweynaha Daw- lada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sanad iyo bar ka dib markii ugu horeeyay Iskushaand- hayn ku sameeyay Golaha Xukuumadda Puntland,xilli dadweyaha reer Puntland ay si wayn u sugayeen Isbadal- ka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland. Sideed Wasiir oo ka mid ahaa Golaha Xukuumadda ayaa waayay xilkooda,kuwaas oo kala ahaa;- Khudbada Madaxweyne Gaas iyo Falanqaynta Wargeyska. M adaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay Go- laha Wakiiladda Puintland,ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay; Amniga, dhaqa- alaha, Cidhibtirka Argagixisada iyo la dagaalanka budhcad badeedda, Dhaqaalaha dalka, Arrimaha Banki- ga Aduunka, Waxbarashadda, Caafimaadka, Dib-u-habaynta shaqaalaha iyo arrimo kale. Digniin Adag oo loo diray dadka ka Ganacsada Raahinka Bisil inta lagu guda jro Bisha Barakaysan ee Ramadaan. M aamulka degma- da Bosaso ayaa digniin adag udiray dadka ka Ganac- sada Raashinka Bisil inta lagu guda jiro Bisha Bara- kaysan ee Ramadaan,xilli lagu guda jiro bilowga Bisha Ramadaan. Gubashada Doonyihii Boosaaso iyo Dubia Dab- damisku maka quus- teen? Eeg Bogga 5-aad Maansha ALLAAH puntland way tag- tay oo way talaabsatay‘’Madaxweyne Gaas Golaha Wakiiladda wuxuu ka hor sheegay in Dhaqaalaha kaso bixi doona Kastamka Tuurdi- bi in Puntland lagu hormarinayo,Madadweyne Gaas guulayso oo Garabkaa ha jiro’’. horumare ahaw,ha unoqon gadaal,oo hirdoogleh gaar. WAR DE BELO;‘’Walaal Madaxw- eyne Gaas Dhaqaalaha uu kaso saari waayay Dekeda Bosaso iyo Beriga Puntland,Miyuu kasoo saarayaa Kastamka Turdibi ee u dhexeeya Itoobiya iyo Puntland,aan kuu sheege Runta kharaar dhaqaalaha Itoobiya inoo ka imanaya waxay wax ugu qaban lahayd dadkeeda Bosaso ka Tahriibaya’’. Boosaaso:Barakacayaal iyo danyar guryo loo dhisay. H ay’ada UN- HABITAT ayaa 524 Guri ku Wareejisay Barakacayaal iyo Danyar ku nool magaalada Bosaso, Eeg Bogga 4-aad “Layaab ayey ku noqotay Ganacsadihii lagu yiri Badeecadaada waa la gubayaa”:Cumar Cismaan Siciid. S oomaaliya waxay ka mid tahay dalalka dhabaha u ah Cunnooyinka iyo Daawooyinka dhacay,kuwaas oo dhibaatooyin Caafimaad daro ay kala kulmaan qaybaha kala duwan ee Bul- shadu. Eeg Bogga 4-aad Ciwad iyo magaalada! Sheeko Q/1-aad Eeg Bogga 5-aad ‘’Xanuunka Daafku wuxuu ku dhacaa Xuubka hore ee Indhaha’’ Dr. Cumar. Eeg Bogga 2-aad

description

Waa Ca

Transcript of Cadadkii Sadexaaad Ee Wargayska Ummadda Ok

  • Wargayka UMAMADDA Waa Wargays Madax banaan oo Kasoo Baxa Bosaso & Garowe TELL:090-7724437,EMAIL:[email protected],

    UMMADDAWaa wargays Todobaadle,Madaxbanaan oo kasoo baxa Garowe & Boosaaso,Puntland

    WARGAYSKA:

    Eeg Bogga 5-aad Eeg Bogga 3-aad

    Cadadka 3-aad / Sanadka 1-aad / Sabti 20 June 2015 / Qiimaha 6,000

    Qoraaga Runta iyo Saxidda qaladka:waa hal kudhigga

    wargayska

    UMAMADDA

    Maxaad ka taqaan Golaha Wasiiradda Cusub ee Puntland ee uu magacaabay Madaxweyne Gaas?

    Madaxweynaha Daw-lada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sanad iyo bar ka dib markii ugu horeeyay Iskushaand-hayn ku sameeyay Golaha Xukuumadda Puntland,xilli dadweyaha reer Puntland ay si wayn u sugayeen Isbadal-ka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland.

    Sideed Wasiir oo ka mid ahaa Golaha Xukuumadda ayaa waayay xilkooda,kuwaas oo kala ahaa;-

    Khudbada Madaxweyne Gaas iyo Falanqaynta Wargeyska.

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay Go-laha Wakiiladda Puintland,ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiimsan tahay; Amniga, dhaqa-alaha, Cidhibtirka Argagixisada iyo la dagaalanka budhcad badeedda, Dhaqaalaha dalka, Arrimaha Banki-ga Aduunka, Waxbarashadda, Caafimaadka, Dib-u-habaynta shaqaalaha iyo arrimo kale.

    Digniin Adag oo loo diray dadka ka Ganacsada Raahinka Bisil inta

    lagu guda jro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

    Maamulka degma-da Bosaso ayaa digniin adag udiray dadka ka Ganac-sada Raashinka Bisil inta lagu guda jiro Bisha Bara-kaysan ee Ramadaan,xilli lagu guda jiro bilowga Bisha Ramadaan.

    Gubashada Doonyihii Boosaaso iyo Dubia Dab-

    damisku maka quus-teen?

    Eeg Bogga 5-aad

    Maansha ALLAAH puntland way tag-tay oo way talaabsatayMadaxweyne Gaas Golaha Wakiiladda wuxuu ka hor sheegay in Dhaqaalaha kaso bixi doona Kastamka Tuurdi-bi in Puntland lagu hormarinayo,Madadweyne Gaas guulayso oo Garabkaa ha jiro.horumare ahaw,ha unoqon gadaal,oo hirdoogleh gaar.

    WAR DE BELO;Walaal Madaxw-eyne Gaas Dhaqaalaha uu kaso saari waayay Dekeda Bosaso iyo Beriga Puntland,Miyuu kasoo saarayaa Kastamka Turdibi ee u dhexeeya Itoobiya iyo Puntland,aan kuu sheege Runta kharaar dhaqaalaha Itoobiya inoo ka imanaya waxay wax ugu qaban lahayd dadkeeda Bosaso ka Tahriibaya.

    Boosaaso:Barakacayaal iyo danyar guryo loo dhisay.

    Hayada UN-HABITAT ayaa 524 Guri ku W a r e e j i s a y B a r a k a c a y a a l iyo Danyar ku nool magaalada Bosaso,

    Eeg Bogga 4-aad

    Layaab ayey ku noqotay Ganacsadihii lagu yiri Badeecadaada waa la gubayaa:Cumar

    Cismaan Siciid.

    Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka dhabaha u ah Cunnooyinka iyo Daawooyinka dhacay,kuwaas oo dhibaatooyin Caafimaad daro ay kala kulmaan qaybaha kala duwan ee Bul-shadu. Eeg Bogga 4-aad

    Ciwad iyo magaalada!Sheeko Q/1-aad

    Eeg Bogga 5-aad

    Xanuunka Daafku wuxuu ku dhacaa Xuubka hore ee

    Indhaha Dr. Cumar.Eeg Bogga 2-aad