Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas...

6
SOMALIA Warbixinta Xaaladda La cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020 Bogga 1 ee 6 https://reports.unocha.org/so/country/somalia/ La dejiyay: 26 janv. 2020 WARBIXINO KOOBAN Warbixinta guud ee baahida baniaadanimo ee (HNO) ayaa sheegeyso in dadka aad u liita ay ku noolyihiin koonfurta, bartamaha iyo koonfur galbeed ee dalkan Isku Duwaha Arimaha Bini’aadamnimo wuxu xooga saarayaa wada shaqeyn oo saddex geesood ah; Bini’aadamnimo/horumar/nabadeyn si loo gaaro horumar FAO waxay soo warisay in ku dhawaad dhul gaarayo 70,000 cabirkiisu yahay ey fatahaada ayaxu saameeyay Qaab cusub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xasaasiga ayaa laga daah furay Somaalia Deeq bixiyaasha waxaa lagu baraarujiyay in ayagoo isdicmaalyo guulihii sannadka 2019 ee sara u qaadaan faleclinta taagerida xaga dhaqaalo sannadkan 2020 Dad fatahaada saameyay oo la siinayo macaawino tuulada Ceel Jaale ee degmada Belet Weyne. Sawir/OCHA (26 janv. 2020) NAMBARADA MUHIIMKA AH # dadka cunto u baahan dadka ku jira xaaladaha degdegga (3 iyo 4) # dadka ku jira cunto yarida # caruurta la qiyaasayo nafaqo darro heyso # Barkaca gudaha 4.8m 1.2m 3.6m 1.0m 2.6m DEEQAHA La rabo La helay FTS: https://fts.unocha.org/appeals/6 67/summary (2019) $1.1B $879.8M Horumar Sorry, Andrej! Andrej! 82% XIRIIRADA Justin Brady Head of office [email protected] Erich Opolot Ogoso Head of Public Information [email protected] Yahya Dahiye Public Information Officer [email protected] WARBIXIN DHEER In ka badan 5.2 milyan qof oo ku nool soomaliya ayaa u baahan doon gargaar sanadka 2020 (26 janv. 2020)

Transcript of Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas...

Page 1: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 1 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

WARBIXINO KOOBAN

Warbixinta guud ee baahida baniaadanimo ee (HNO)ayaa sheegeyso in dadka aad u liita ay ku noolyihiinkoonfurta, bartamaha iyo koonfur galbeed ee dalkan

Isku Duwaha Arimaha Bini’aadamnimo wuxu xoogasaarayaa wada shaqeyn oo saddex geesood ah;Bini’aadamnimo/horumar/nabadeyn si loo gaarohorumar

FAO waxay soo warisay in ku dhawaad dhul gaarayo70,000 cabirkiisu yahay ey fatahaada ayaxusaameeyay

Qaab cusub oo lagu dabagalayo arimahamagangalyada xasaasiga ayaa laga daah furaySomaalia

Deeq bixiyaasha waxaa lagu baraarujiyay in ayagooisdicmaalyo guulihii sannadka 2019 ee sara uqaadaan faleclinta taagerida xaga dhaqaalosannadkan 2020

Dad fatahaada saameyay oo la siinayo macaawinotuulada Ceel Jaale ee degmada Belet Weyne. Sawir/OCHA

(26 janv. 2020)

NAMBARADAMUHIIMKA AH

# dadka cunto ubaahan

dadka ku jiraxaaladaha degdegga(3 iyo 4)

# dadka ku jira cuntoyarida

# caruurta laqiyaasayo nafaqodarro heyso

# Barkaca gudaha

4.8m 1.2m

3.6m 1.0m

2.6m

DEEQAHA

La rabo La helay

FTS: https://fts.unocha.org/appeals/667/summary

(2019)

$1.1B $879.8M

HorumarSorry,Andrej!

Andrej!

82%

XIRIIRADA

Just in BradyHead of [email protected]

Erich Opolot OgosoHead of Public [email protected]

Yahya DahiyePublic Information [email protected]

WARBIXIN DHEER

In ka badan 5.2 milyan qof oo ku nool soomaliya ayaa u baahan doon gargaar sanadka 2020

(26 janv. 2020)

Page 2: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 2 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

Map showing people in need per district. Source:OCH

Qiyaastii 5.2 milyan qof oo ku nool soomaliya ayaa ubaahan gargaarbini’aadannimo sida laga soo xigtahay aragtid guud ee baahiyahagargaarka bulshada ee (HNO). Dadkasi waxaa kamid ah 1.7 milyanqof oo ku barakacay: colaado, nabadgelyo xumo, rarid qasab ah,abaaro iyo daadad, sidoo kale dadka gargaar ubahan ayaa kamid108,000 qof oo  soo noqday iyo 42,000 oo qaxooti magangalyo doonah. Qoysaska ugu badan ee qaba baahida aad u daran ayaa ku noolkoonfurta iyo bartamaha, intaasi waxaa dheer  koonfur galbeed sidaBakool, Jubada hoose IYO Gedo. Waxyaabaha ugu waaweyn ee baahiyaha bani’aadamnimada ee soomaliya waxaa kamid ahnabadgelyo, la,aan, cimilada xun, iska horimaadka iyo qatarta ee siikordheeso.

Sikasto ha ahaa tee dadka naafada ah ayaa nugul dhibaato dheeraad.sida laga soo xigtahay HNO, ilaa 2.1 milyan dad ah oo ku nool guudahaan soomaaliya ayaa la filayaa inay la kulmaan cuno yari, inkabadan 2.4 milyan qof oo soomali ah ayaa ubaahan adeegyo daryeelcaafimaad iyo nafaqo si loo badbadiyo noloshood.  Qiyaas 1.3 milyanoo wiilal, gabdho, haween uur leh iyo kuwa nuujinaya ayaa la il darannafaqo xumo ba’an, iyadoo 180,000 caruur ah oo ka yar 5 sano ay la ildaran yihiin nafaqo darro aad u ba’an. Qiyaastii 3.7 milyan oo qof ayaa u baahan caawimaad la xariira badbaadinta, 1.37milyan caruur ah ( oo ay ku jiraan 691,295 gabdhood) waxay ubahanyihiin caawinaad si eey iskuulada u dhigtaan,2.2 milyanqof ayaa ubaahan hooy iyo agab aan cunto ahayn, iyo 2.7 milyan dad ah waxay ubaahanyihiin caawimaad si loo helonolosha  asaasiga ah.

Mr. Adam Abdelmoula, Isku Duwaha ArimahaBini’aadamnimo ee Somalia

WARBIXIN DHEER

Wareysi; Mudane. Adam Abdelmoula, isku duwahagargaarka bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaliya

S. Tan iyo markii aad t imid soomaaliya bishii sebteembar2019, maxay tahay qiimeyntaada ku aaddan xaaladdabini’aadamnimada iyo hawlgalka gargaarka?

J. waa xaqiiq aan la dafiri Karin in soomaaliya ay ku talaabsatayhormar xagga dhismaha nabad, barwaaqo iyo dhisita dowladnimad. Sikastaba ha noqotee waxaa jiro caqabado badan, oo ay ka mid yihiincilimilada oo xun taaso  weli saameyn ku leh qaybo badan oo dadkabarakacyasha gudaha, kuwaas oo qaar badan oo ka mid ah ay kubarakaceen dhowr jeer sababo la xiriira bini aadanimo iyomasiibooyinka dabiiciga ah. DhIbaatooyinka cimilada ee soonoqnoqda iyo iska horimaadka socda ayaa ubaahan xal dhamaystiranoo loo dhiso adkeysiga bulshada si loo hubiyo inay awoodaan inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka. Waa inaan helnaaqaabab loo ka hortagi karo xaaladaha deg deg ee bina’adamnimada taaso

S. Waa maxay mudnaantaada ugu weyn sanadkan?

(26 janv. 2020)

Page 3: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 3 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

J. Qoysas badan ayaa wali kasoo kabanaya abaartii 2016/2017 iyada oo 2.6 milyan oo Soomali ah ay wali barakacayaan.Dhibaatooyinka cimilada ee soo noqnoqda iyo iska horimaadka socda ayaa u baahan xal dhamaystiran si wax loo ka qabtaadhibaatooyinka. Waa inaan helnaa qaabab aan wax ugu qabano caqabadahaan xaaladaha deg deg bani’aadamnimada islamarkaana dadka awood u siinay inay kasoo kabtaan dhibaatooyinka naxdinta leh.

S. Maxaa u malaynaysaa in loo baahan yahay in la sameeyo si tan loo gaadho?

J. Annaga oo ah saaxiibada caalamiga ah waa inaan sii wadnaa tageeridda soo kabashada iyo dadaalada adkeysiga.Madasha iskaashiga soomaaliya ee dhowaantan la qabtay octoobar waxay na siisay fursad aan  isku raacno heshiiyo dhoorah oo la taaban karo oo ka dhexeeya dowladda iyo bulshada caalamka, iyada oo loo marayo qaab dhismeedka laxisaabtanka.  Dhamaanteen waxaan ku dhisi karnaa guulo oo aan soo saarnaa natiijooyinka waarta.

S. Muhiimad intee le’eg ayey u leedahay horumarka bina’aadamnimada iyo yareynta saboolnimada ka jirtasoomaaliya? J. Muhiimada ma noqon karto mid xad dhaaf ah. Waa waajib isku xirka sadex geesood ah oo ka koobansamafal bini’aadanimo, horuma iyo nabadgalyo, kuwaas oo dhamaantood muhiim u ah in la gaaro horumar waara. Waxaanbogaadinayaa dadaalada dowladda ee ahmiyada ay siineyso qeybahaan waxaan sii wadaynaa inaan tageerno dowladdafederka, maaamulada maxalliga si loogu dadaalo xoojinta  iskaashiga dhamaan.

Ayax ku dagayo goobaha daaqa ee tuuldaaEldher ee degmada Dhusamareb. Sawir/ AhmedAbdi-DEH

JAWAABAHA XAALADAHA DEG DEG AH

25 sano kadib Somaliya ayaa wajahday dhibaatoyinka ayax

Somaliya waxay wajahaysaa dhibaatadii ugu darneed oo cayayaankaayaxa ah 25 sano lasoo dhaafay gudahood, sida laga soo xigtayUrurka cuntada iyo Beeraha (FAO). Somaliland, Putland iyo Galmudugayaa ah kuwa ay sida ugu daran u saameysay qiyaastii 70,000 hektaroo dhul ah oo ay ku yaaliin dalag. Ayax ayaa horeyba u waxyeeleeyaydalag iyo daaqa soomaaliya iyo  itoobiya. Arinkasi  wuxuusaameynasaa daaqa iyo dalagyada cunta.

Sida laga soo xigtay FAO, marka la eego roobka aadka u darnaa iyoduufaanta pawan ayaa laga yaabaa inay saameyna ku yeeshaan ayaxgobolka oo dhan sanadka 2020. Si looga hortago xaalada, hay’addaQaramada Midoobay waxay si dhow ula shaqeyneysaa dowladdafederalka ah ee soomaaliya iyo ururaka dalag ka shaqeeya waxaanqadeesa talabooyin waaweyn oo ay kamid yihiin buufin dhulka. “waxaa ka hadlaynaa faragelin muddo dheer oo ku sabsandhexdhexaad ah,” sidaasi waxaaa yir Mudan Etienne Peterschmitt, oo ah wakiilka FAO ee Soomaliya. “saamayntahawlaheena mudada gaaban ayaa noqon doonta mid aad u kooban, lakiin waxaan samayna karnaa isbeddel aan kutaageerno hab nololeedka oo aan ka fogaano cawaaqib xumo kale xilliha Gu’ga soo socda ee 2020 haddiii aan haddawax ka qabano.” FAO waxay ka digtahy in ayax dilacay ay sii xumaynayso xaaladda cuno xumadda ee somaliya.

“Madaamo cimiladu u muuqato mid ku habboon ayax, waxaa jira suuragal sare in ayax sii socon doonto ilaa iyo Maarsoilaa Abriil 2020, oo ay suuragal tahay inuu ku faafo waddamada kale ee Bariga Africa,” sidaasi waxaaa yidhi Mudan. DavidPhiri, madaxa qaybta FAO ee isku duwaha bariga Afrika.

Ayax wuxuu waxyeelo weyn u geysan karaa cowska

(26 janv. 2020)

Page 4: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 4 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

Hay’ada FAO waxay soo saartahay qaab sadex geeesood ah oo lagula tacaali karo xaaladad had ka jira soomaliya. In lataageero howgalada kontaroolka dhulka ah halka ay suurtal tahay wada hadalada ka socda Somaliland, Putland iyoGalmudug oo lala kashanayo dowladda federalka ah ee Somaaliya, loo diyaariyo xarumo dib loogu soo nooleeyobulshooyinka ay saameyn doonto. Duulaanka ku soo qulqulaya guud ahaan soomaaliya (wadahadalada ayaa socda qaarkamid ah deeq bixiyeyaasha oo ay ku jiraan ECHO, OFDA iyo FAO sidoo kale waxay u isticmaalan doonaan agabkooda iyadaoo loo marayao maaliyad deg deg ah oo laga heli karo xarunta ), iyo in lasii wado dhisida awoodda soomaliya si wanaagsanula macaamilaan faafitaanka mustaqbalka.

Ayax ayaa ah cayayaanka leh awood ay ku faafo oo waxyeelo weyn u geesto dhinaca eey ku faafan. Nooc kamid ah ayaxayaa laga yaabaa inay ku jiraan ilaa 150 milyan oo ayax ah kilo mitir laba jibaaran. Xawayaanku waxay u haajiraan dhinacdabaysha waxayna dabooli karaan 100-150 kilo mitir malintii. Iskucalcalis eey baabi’in doona ku filan in laku quudiyo 2,500oo qof mudo hal sano ah.

Xogtii uugu dambeysay ee 26-da Diseembar2019. Source SHF.

HELITAANKA

Nidaam Xiriirsan oo Arimaha Magangalyada ayaa lagabilaabay Somalia

Bishii Diseembar ee 2019-ka Kooxda magangalyada Somaaliya,ayaadaah furtay Nidaam lagu daba galayo arimaha magangalyada.Ulajeeda nidaamkan ayaa ah in la ogaado qaabka iyo isdaba joogaarimaha la xariira ku xad gudbida xuquuqda bini’aadamnimo iyohalista magangalyada ee dadka masaakinta ah iyadoo hadana warbixin soo sarayso oo deeqo lagu raadin kara. Marki sidan la suubiyoNidaamka wuxuu war bixin siinayaa arimaha falcelintabin’aadamnimo.

Nidaamkan wuxuu keedinayaa xogta bil walba laga helo bulshooyinkakala duduwan iyagoo kawaramayo xaaladooda magangalyo. Arimaha lasoo gudbiyo waxaa ka mid ah; dhaawacyada iyodhimashooyinka dagaaladu sababaan, afduubasho, si-xun ula dhaqmid, (cadownimo, dhaqan yasitaan leh ama ciqaab),kufsi, ilma yar oo la shaqaaleysiiyo/ciidan lagu daro, guurka caruurta iyo cadaalad la’aan iyo wax lamid ah. Nidaamka wuxuukeedin doona xog arimaha la xariira dhacdooyinka ku dhacay dadka sida aadka loo saameyo iyo habka eey ula tacaalaandhibaatooyinka iyo sida oo usoo gudbiyaan xaaladahooda. Kooxaha gargaarka badbaadinta ee Soomaaliya ka howlgalo aadbey uuga mahad celinayaan taageerada kooxda ey siiyeen deeq bixiyayaasha: ECHO, Danida, SHF, OFDA, UNHCR. Boggawaxaa laga booqan karaa halkaan

(26 janv. 2020)

WARBIXIN DHEER

Taageero jooogta ah oo xagga deeqaha ah ayaa loo baahan yahay wakhti hore sanadka 2020

Sannadka 2019 gudahiisa, deeq bixiyayaasha waxey siiyeen US$992 milyan howlaha arimaha baniaadanimo ee Soomaaliya,taasoo u suura gelisay iskaashatada arimaha baniaadanimo iney sii wadaan mucaawinaadda, ayan ka jawaabaanmusiibooyinka soo baxo islamarkaana ay taageeraan dadka tabaaleysan. Tani waxaa ka mid ah $860 milyan oo lagu bixiyayQorshii Arimaha Howlaha Baniaadanimo ee Soomaaliya sanadka 2019 iyo $133 milyan oo loogu tala galay howlaha kabaxsan deeqaha la codsaday. Deeqaha HRP-ga waxaa laga yaabaa ineysan sii buuxda uuga muuqanin xaaladda deeqbixinta, sababo la xiriiro ka flacelinta baahiyaha sida Qorshaha Howlaha Abaaraha iyo Fatahaada oo la dardargeliyey markiixaaladda baniaadanimo ey isbadashay sanadkaan.

(26 janv. 2020)

Page 5: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 5 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

Xogtii uugu dambeysay ee 26-da Diseembar2019. Source SHF

Kooxaha qaar ee arimaha baniaadanimo ayaa deeq aad u yar helo,inka yar rubuc  (Iskuduwidda iyo Maareynta Kaamamka, Badbaada iyoHoyga/Gargaarka aan cunada eheen) ama in ka yar boqolkiba 30(Caafimaad, Biyo, Fayadhowr) ee baahiyaha la kaafiyey. Farqiga xaggadeeqaha ayaa ah mid walaac laga muujinaayo qorsha sanadka 2020;deeq bixiyayaasha waxaa lagu dhiira gelinayaa iney sii hormariyaanlacagaha si loo sii adkeeyo guulaha la gaaray sanadkii 2019, loojoogteeyo sida looga jawaabo gargaarka nafafka lagu badbaadiyo iyotaageerada noolal maalmeedyada sanadka 2020 gudahiisa.

Xogtii uugu dambeysay ee 26-da Diseembar2019. Source SHF

JAWAABAHA XAALADAHA DEG DEG AH

Deeqaha la soo uruuriyey sanadka 2019 2019 oo aad fiicnaa

Deeqaha arimaha baniaadanimo ee la soo uruuriyey sanadka 2019 eeDeeqda Arimaha Baniaadanimo ee Soomaaliya (SHF) iyo DeeqdaHowlaha Arimaha Baniaadanimo ee (CERF), waxey hay’adha kashaqeeya arimaha baniaadanimo ee Soomaaliya u qoondeeyeen in kabadan $103 milyan sanadka 2019.

Marka la eego baahiyaha arimaha baniaadanimo iyo dowrkamuhiimka ah ee SHF ay ka ciyaarto isku xirka howlaha iyo dadaalkaqorsheysan, deeq bixiyayaasha, waxaa lagula talinayaa ineykordhinayaa deeqaha xili hore sanadka 2020. Iney jiraan deeqo kufilan sanduuqa waxey horumarineysaa awoodda deeqaha ee bixintataageero la saadaalin karoo oo islamarkaana wakhti fiican yimaadosanadka 2020.

(26 janv. 2020)

Page 6: Warbixinta Xaaladda SOM ALI A - ReliefWeb...Qaab c us ub oo lagu dabagalayo arimaha magangalyada xas aas iga ayaa laga daah f uray S omaalia D eeq bixiyaas ha waxaa lagu baraarujiyay

SOMALIAWarbixinta XaaladdaLa cusbooneysiiyey: 26 janv. 2020

Bogga 6 ee 6https://reports.unocha.org/so/country/somalia/

La dejiyay: 26 janv. 2020

https://www.unocha.org/somaliahttps://reliefweb.int/country/somhttps://www.humanitarianresponse.info/en/operations/somalia

Ku saabsan Sharciga ilaalinta xogta dhowrsan Ogeysiiska lahaanshaha nuqulka