Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu...

9
Warsidaha Arrimaha Bulshadda Ee sadex biloodka ah Page 1 Mudanayaal iyo marwooyin anoo ku Hadlaaya afka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Jamhuuriyadda soomalilnad. Waxaan warsidahan ka wasaarad ahaan idin kula wadaagayna wararkii Wasaaradda ka baxay bilihii 6-9aad Wararkaaso la xidhiidha waxqabadadii Kala duwanaa ee wasaaradda haday tahay Wax ka qabashadda arriamaha Bulshadda Arrrimaha haweenka Shaqa abuurka Waxaan si xushmadi ku dheehantahay idiin kaga mahad celinaya sidaad u Akhrideen Warsidaha Arrimaha Bulshadda {Saddex Biloodle 6-9aad} Kelmadda Wasiirka. Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Jamhuuriyadda soomaliland Waxay ka Koobantahay Waaxdda Arrimaha Bulshadda. Waaxdda Arrimaha Qoyska Waaxdda Shaqo Abuurka Waaxdda Shaqo Gelinta Waaxdda Horumarinta Naafadda Goboladda ay wasaaraddu ka hawl gasho 1. Maroodi Jeex -Hargaysa{Xarunta Dhexe} 2. Togdheer-Burco 3. Awdal- Boorama/Xariirad/Lawyo-cado 4. Saaxil- Berbera 5. Sanaag- Ceerigaabo/ Garadag/Ceelafwayn 6. Gebilay- Gebilay/Wajaale 7. Sool- Laascaanood 8. Saraar- Caynaba 9. Daadmadheedh- Oodwayne Gudaha Warsidaha PAGE 3 Bogga Arrimaha Bulshadda Bogaas oo koobsanaya wax ka qabashadda arrimaha bulshadda PAGE 5 Bogga Arrimaha Shaqo abuurka oo isna koobsanaya wararka la xidhiidha arrimaha shaqo abuurka. PAGE 8 Bogga Arrimaha Qoyska

Transcript of Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu...

Page 1: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 1

Mudanayaal iyo marwooyin anoo ku

Hadlaaya afka wasaaradda shaqo Gelinta

Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska

Jamhuuriyadda soomalilnad.

Waxaan warsidahan ka wasaarad ahaan

idin kula wadaagayna wararkii

Wasaaradda ka baxay bilihii 6-9aad

Wararkaaso la xidhiidha waxqabadadii

Kala duwanaa ee wasaaradda haday tahay

Wax ka qabashadda arriamaha

Bulshadda

Arrrimaha haweenka

Shaqa abuurka

Waxaan si xushmadi ku dheehantahay

idiin kaga mahad celinaya sidaad u

Akhrideen

Warsidaha Arrimaha Bulshadda {Saddex Biloodle 6-9aad}

Kelmadda Wasiirka.

Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska

Jamhuuriyadda soomaliland Waxay ka Koobantahay

Waaxdda Arrimaha Bulshadda.

Waaxdda Arrimaha Qoyska

Waaxdda Shaqo Abuurka

Waaxdda Shaqo Gelinta

Waaxdda Horumarinta Naafadda

Goboladda ay wasaaraddu ka hawl gasho

1. Maroodi Jeex -Hargaysa{Xarunta Dhexe}

2. Togdheer-Burco

3. Awdal- Boorama/Xariirad/Lawyo-cado

4. Saaxil- Berbera

5. Sanaag- Ceerigaabo/ Garadag/Ceelafwayn

6. Gebilay- Gebilay/Wajaale

7. Sool- Laascaanood

8. Saraar- Caynaba

9. Daadmadheedh- Oodwayne

Gudaha Warsidaha

PAGE 3

Bogga Arrimaha Bulshadda Bogaas oo koobsanaya

wax ka qabashadda arrimaha bulshadda

PAGE 5

Bogga Arrimaha Shaqo abuurka oo isna koobsanaya

wararka la xidhiidha arrimaha shaqo abuurka.

PAGE 8

Bogga Arrimaha Qoyska

Page 2: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 2

Fulinta Xeerka shaqaalaha Rayidka

ah iyo ilaalinta fasaxyadda.

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland waxay dhambaal Hambalyo ah u diraysaa guud ahaanba shaqaale waynaha jamhuuriyadda Somaliland munaasibada ama maalinta Xornimada jamhuuriyadda Somaliland

Wasiirku Waxay ilaahay uga baryayasa guud ahaanba qaranka Somaliland in alle sanadka sanadkiisa Ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo xasilooni.

Safar shaqo oo ay wasiirka

wasaaraddu ugu baxday dalka

turkey isla markaana ay kusoo

indha indhaysay arrimaha shaqo

abuurka,Arrimaha bulshadda iyo

booqasho ay ku tagtay haayado

kala duwan.

Qabashadda Shirka Shaqaale

Waynaha Wasaaradda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska Abdirashid Ibrahim Abdirahman ayaa maanta kulan la qaatay shaqaale weynaha kala duwan ee Wasaaradda. Kulan ahaa is barasho & wada hadal la xidhiidha sidii loo dar-dar gelin lahaa gudashada waajibaadka qaran ee shaqaalaha saaran.

Dhanka kale agaasimaha guud ee

wasaaradda ayaa safar shaqo ku tegey qaybo

kamidda wadamadda qaaradda yurur iyo

Africa.

Safarkaaso yeeshay midho dhal wacan isla

markaana agaasimuhu uu kulaso kulmay

wadamada hore ugu maray farsamadda

Bogga Arrimaha Wasaaradda

Safaro Shaqo Oo ay dalka dibadiisa ugu baxeen masuuliyiinta wasaaradda iyo midha dhalkoodi

Page 3: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 3

Caawinta dadka ku gurya belay

roobabkii ka da,ay caasimadda.

Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa

maanta gudoonsiiyay deeq isugu jirta

Bustayaal, Dhar iyo Bacaha Guryaha

gudoonsiisay Qoysas danyara oo ku nool

Hargaysa.

Ka jawaabista xaaladaha dadka baahan

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland oo mar walba u taagan inay ka jawaabto baahiyaha bulsha waynta Soomaliland aya saaka subax nimadii hore deeq isugu jirta noocyada kala duwan ee raashinka u qaybisay dadka jilicsan ee ku dhaqan caasimadda.

Iyado ay dadaalka iyo caawinta gadh wadeen

ka yihiin musuuliyiinta wasaaradda oo ay ugu

horeeyaan agaasimaha guud ee wasaaradda

iyo wasiirka wasaaradda Marwo Hinda

jaamac xirsi Gaani.

Joogtaynta kormeer ay wasaaradu ku

samayso guud ahaan xarumaha lagu

daryeelo agoonta gaar ahaan xarunta

dhaqan celinta maxamed mooge.

Waxaa booqasho iyo ukuur gelid ku tegey xarunta dhaqan celinta maxamed mooge ee ay wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland gacanta ku hayso haayadda Islamic Relief USA. Booqashada oo ay ku wehelinayeen saraakiil ka socota wasaaradda oo uu hogaaminayo agaasimaha waaxda Arrimaha Bulshada.

Ogaanshaha maalmaha farxadda dadka nugul

Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta gaadh siisay 200 qoys oo danyara hilib.

Waxaana deeqda qayb ka ahaa haayadda ARC ama Kuwait foundation. Wasiirka ayaa alle uga bariday qoysaska danyarta ah in alle u gargaaro. Waxayna bulshada ugu baaqday wasiirku in ay taakuleeyan dadkooda tabaalaysan.

Bogga Arrimaha Bulshadda.

Page 4: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 4

Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani Wasiirka Wasaarada Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland Oo Deeqo Kala Duwan Gaadhsiisay Xarunta Dhimirka Sahan Iyo Xarunta Baahiyha Gaarka manta.

Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Soomaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani

Ayaa manta deeqo kala duwan gaadhsiisay xarunta dhimirka ee sahan iyo xarunta baahiyaadka gaarka ah.

Guud ahaamba wasaaradda ayaa maalintii labaad ku guda jirta taakulaynta dadka jilicsan xili lagu jiro maalmaha khayrka

leh

Ugu danbayn wasiirku waxay alle uga bariday dadkaa jilicsan in alle ka kor qaado xanuunadda qarankooduna ogsoon yahay

oo marwalba u heelan yahay.

Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani

wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta

Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Soomaliland aya maanta gaadhsiisay

deeq ka kooban dhar Xoolo iyo

raashin labada xarumood ee kala ah

xarunta dhimirka iyo xarunta qaaxada

Wasiirka oo indhawaaleba ku guda

jirtay caawimada iyo gaadhsiinta

deeqo kala duwan dadka danyarta ah

iyo dadka qaba xanuunada kala duwan

Waxayna wasiirku ilaahay uga

bariday dadka in alle ka kor qaado

dhibka haysta.

Page 5: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 5

In la tobabaro shaqaalaha ku hawlan

Arriamaha caruurta waa qodob muhiima

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta tobobar aqoontooda kor loogu qaadayo u qabatay gudiga ilaalinta caruurta ee gobolka togdheer tobobarka oo ay iska kaashanayaan UNICEF iyo wasaaradda

Ugu horayna waxaa faahfaahin ka bixisay tobobarka madaxa ilaalinta caruurta iyo sarkaal sare oo ka socda haayadda UNICEF. Tobobarkan oo socon doona mudo sadex cisho ah.

Agaasimaha guud ee wasaaradda

shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada

iyo Qoyska Soomaliland mudane

Cabdirashiid ibraahim sheekh

cabdiraxmaan ayaa maanta kulan

la qaatay haayadaha caalamiga

ah iyo kuwa maxaliga ah

kulankaso daarana sidii gurmad

loo gaadhsiin lahaa dadki ku wax

yeelobay roobabkii ka da,ay

caasimada Soomaliland.

Qabsoomidda kulamo lagu dardar gelinaayo

kawada shaqaynta arrimaha caruurta ee

wasaaradda iyo haayadaha maxaliga ah.

Wasaaradda Shaqo gelinta, Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyada

Soomaliland ayaa soo qaban qaabisay Kulan

lagu dardar gelinaayo wax ka qabashada

arrimaha caruurta ee u baahan in wax loo

qabto.

Kulan kas oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda ayaa kulan la qaatay haayadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah

Page 6: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 6

Shir ka Bil,laha ah ee u dhexeeya hay'adaha dawladda, Kuwa maxaliga ah & kuwa caalamiga ah ee ku hawlan ka hortaga

tacadiyada ka dhanka ah caruurta ayaa ku qabsoomay xarunta wasaaradda. Agaasimaha

Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska

Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh

cabdiraxmaan agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta kulan saacado qaatay la

yeeshay saraakiil sarsare oo ka socda UNICEF fadhigooduna yahay Newyork

Wasiirka ayaa ugu horaynba uga warbixisay habsami u socodka shaqo ee wasaaradda

iyo hawlaha ay sida wada jirka ah u qabtaan wasaaradda iyo UNICEF

Hawlaahas oo ay ugu horayso ilaalinta caruurta amase children protection

Dhanka kale waftiga aya ka mahad celiyay hanaanka wanaagsan ee shaqo e ka dhacaya

wasaaradda iyo hawsha baaxada leh ee ay wasaaradu dhexda ka hayso.

Waxaana madashaas dhankooda goob joog ka aha lataliya mashruuca iyo agaasimaha

waaxda Arrimaha Bulshada

Qabashadda Shirka tacadiyadda kadhanka ah caruurta

Page 7: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 7

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada &

Qoyska mudane Abdirashid Ibrahim

Abdirahman - ayaa kulan la qaatay

Masuuliyiin ka socota hay'adda

Gargaarka u qaabilsan dawladda

Jarmalka ee GIZ. Waxa laga wada

hadlay sidiii ay GIZ kaalin uga qaadan

lahayd dadaalada socda ee meesha

lagaga saarayo tacadiyada ka dhanka

ah haweenka & Caruurta (Gender-

based Violance).

Bogga arrimaha haweenka.

kulan balaadhan oo ay kaso qayb galeen daneeyayasha Arrimaha Haweenka iyo

Caruurta ayaa ka qabsoomay gudaha wasaaradda.

Kulan kaaso bishiiba ay wasaaraddu mar isugu yeedho daneeyayaasha ka shaqeeya

xal u helida tacadiyadda kadhanka ah haweenka iyo caruurta

Kulankan waxaa warbixino ku waajahan waxyaabaha ay ka qabteen tacadiyadaasi

kaso jeediyay

Hay`adaha dawlada , Ururada bulshada iyo daneeyayaasha caalamiga ah.

Kulan balaadhan oo diiradda lagu saarayey wax ka qabashada arrimaha haweenka{Gender based Violanve}

Page 8: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 8

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska ayaa ka qayb galay kulan Tabo-bar Xirfadeed loogu soo xidhayay in ka badan 120 arday oo muddo LIX bilood ah xarunta Candlelight ku baranayay Farsamooyin ka gacanta laga qabto ee kala duwan si loo kobciyo fursadahooda shaqo helineed isla markaana kor loogu soo qaado dhaqaalahooga. Dhalinyarta Xarumaha Barakacayaasha iyo bulshada ku xeeran xarumahaasi ayaa ka faaiidaystay tabobarkaasi.

Waxa gacan ka gaysatay suurto galinmada

tabo-barkaasi dawladda Filand oo

kaashanaysa Somaliland

Wasaaradaha Shaqo Gelinta, Arrimaha

Bulshada & Qoyska iyo Wasaaradda

Waxbarashada. Waxa fuliayay Hay'adda

FCA & Candlelight. Farsamada gacantu

waa furaha mustaqbal ka & Fursado

shaqo

Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Soomaliland Mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan.

Ayaa maanta daah furay shir lagaga hadlayo Arrimaha shaqo abuurka shirkaaso ay

Wasaaraddu so qaban qaabisay

Shirkaaso muhiimadiisu ahayd dardar gelinta shaqo abuurka iyo sidii dhalin yarada

Dalka loogu abuuri laha shaqo.

Iyado la baadhayo fursadaha shaqo ee suuqyadda dalka ka banana.

Taageeradda dhalinta baratay farsamadda gacantu waxay yaraynaysaa shaqo la,aanta

Bogga Shaqo Abuurka

Page 9: Kelmadda Wasiirka. Gudaha Warsidaha - MESAF...2020/01/06  · Safar shaqo oo ay wasiirka wasaaraddu ugu baxday dalka turkey isla markaana ay kusoo indha indhaysay arrimaha shaqo abuurka,Arrimaha

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d d a E e s a d e x b i l o o d k a a h

Page 9