Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo...

13
Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle} Gudaha Warsidaha PAGE 3 Bogga Arrimaha Bulshadda PAGE 5 Bogga Arrimaha Shaqo abuurka PAGE 8 Bogga Arrimaha Qoyska PAGE 10 Bogga arrimaha Naafadda PAGE 11 Bogga hirgelinta mucaawinooyinka wasaaradda Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Jamhuuriyadda soomaliland Waxay ka Koobantahay Waaxdda Arrimaha Bulshadda. Waaxdda Arrimaha Qoyska Waaxdda Shaqo Abuurka Waaxdda Shaqo Gelinta Waaxdda Horumarinta Naafadda Goboladda ay wasaaraddu ka hawl gasho 1. Maroodi Jeex -Hargaysa{Xarunta Dhexe} 2. Togdheer-Burco 3. Awdal- Boorama/Xariirad/Lawyo-cado 4. Saaxil- Berbera 5. Sanaag- Ceerigaabo/ Garadag/Ceelafwayn 6. Gebilay- Gebilay/Wajaale 7. Sool- Laascaanood 8. Saraar- Caynaba 9. Daadmadheedh- Oodwayne W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 1 Mudanayaal iyo marwooyin wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo qoyska Jamhuuriyadda soomaliland. Waxay u taagan tahay wax ka qabashadda Arrimaha Bulshadda Iyo qoysa sida ku xusan Jaangoynta wasaaradda. Mudanayaal waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda waxaad ka dheegan kartaan Baraha ay ku leedahay goobaha warfaafineed Wasaaraddu. Waxaananu muhiimadda saarna amase ka Shaqaynaa dadka inta ugu jilicsan bulshadda oo Aan ugu adeegna goob walba gaar ahaan Dhamaanba gobolada dalka. Oo aanu xafiisyo ku leenahay dhamaantoodba. Kelmadda Wasiirka

Transcript of Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo...

Page 1: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}

Gudaha Warsidaha

PAGE 3

Bogga Arrimaha Bulshadda

PAGE 5

Bogga Arrimaha Shaqo abuurka

PAGE 8

Bogga Arrimaha Qoyska

PAGE 10

Bogga arrimaha Naafadda

PAGE 11

Bogga hirgelinta mucaawinooyinka wasaaradda

Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska

Jamhuuriyadda soomaliland Waxay ka Koobantahay

Waaxdda Arrimaha Bulshadda.

Waaxdda Arrimaha Qoyska

Waaxdda Shaqo Abuurka

Waaxdda Shaqo Gelinta

Waaxdda Horumarinta Naafadda

Goboladda ay wasaaraddu ka hawl gasho

1. Maroodi Jeex -Hargaysa{Xarunta Dhexe}

2. Togdheer-Burco

3. Awdal- Boorama/Xariirad/Lawyo-cado

4. Saaxil- Berbera

5. Sanaag- Ceerigaabo/ Garadag/Ceelafwayn

6. Gebilay- Gebilay/Wajaale

7. Sool- Laascaanood

8. Saraar- Caynaba

9. Daadmadheedh- Oodwayne

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 1

Mudanayaal iyo marwooyin wasaaradda

shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo

qoyska Jamhuuriyadda soomaliland.

Waxay u taagan tahay wax ka qabashadda

Arrimaha Bulshadda Iyo qoysa sida ku

xusan Jaangoynta wasaaradda.

Mudanayaal waxyaabaha u qabsoomay

Wasaaradda waxaad ka dheegan kartaan

Baraha ay ku leedahay goobaha warfaafineed

Wasaaraddu.

Waxaananu muhiimadda saarna amase ka

Shaqaynaa dadka inta ugu jilicsan bulshadda

oo Aan ugu adeegna goob walba gaar ahaan

Dhamaanba gobolada dalka.

Oo aanu xafiisyo ku leenahay dhamaantoodba.

Kelmadda Wasiirka. Kelmadda Wasiirka

Page 2: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Xoojinta Xafiisyadda ay wasaaraddu ku leedahay

goboladda dalka.

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 2

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani wasiirka

wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo

Qoyska Somaliland aya maanta Ku wareejisay

isuduwaha wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska ee gobolka saaxil gaadh i

Gaadhigaaso uu Ku qaban doono hawlaha shaqo ee

wasaaraddu u hayso Guud ahaanba qaranka Somaliland

Maaha markii ugu horaysay oo gadiid ay

wasaaradu gudoon siiso xafiisyadda gobolada

dalka.

Xoojinta Wada Shaqaynta Wasaaradda Iyo daneeyayaasha.

Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi

Gaani aya maanta daah furtay kulanka xoojinta daneeyayasha la shaqeeya wasaaradda.

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya ugu horayntiiba uga mahadcelisay kaso qayb galayaasha ajiibista

madashan iyo siday wakhtigooda qaaliga ahba uguso hureen.

Wasiir Hinda aya Ku dheeratay muhiimada ay leedahay ilaalinta iyo daryeelka dadka jilicsan oo ay u

horeeyan caruurta ayna Mudanyihiin haayadaha kala shaqeeya Arrimaha bulshada siiba caruurta inay ka

wasaarad ahaan u mahad celiyan

Ugu danbayntii wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya shahaado

sharaf Ku Maamuustay haayadaha iyo NGO yada kala shaqeeya Arrimaha Bulshada.

Page 3: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Bogga Arrimaha Bulshada.

Tobabar Guddiyada Ilaalinta Caruurta :

Wasaarada Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo

Qoyska Somaliland ayaa Tobabar Kor Loogu

Qaadayo aqoonta Guddiyada Ilaalinta Xaquuqda

Caruurta u qabatay Lixda Degmo Ee Magaalo

Madaxda dalka, Hargiesa

Tobabarkan ayaa socon doona mudo laba cisho ah

Isaga oo diiradda lagu saarayo kordhinta aqooneed

ee gudiyadu u leeyihiin ilaalinta caruurta.

Taakulaynta Dadka Nugul:

Wasiirka Wasaarada Shaqo-Galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya Booqatay hoyga ay ka deganyihiin magaalada Burco qoys danyara isla markaana la ildaran xanuuno maskaxda ah iyo xanuuno kale.

Qoyskan oo Ku sugan magaalada Burco gaar ahaan Xaafada jarmalka.

Kadib markii uu soo gaadhsiiyay baahida qoyska

duqii hore ee gobolka togdheer

Marwo Hinda aya ilaahay uga bariday inu

caafmad siiyo qoyska la isha daran xanuunada.

Wasiirka ayaa gudoonsiisay qoyskan aduun

lacageed oo dhan $1000.

Xeraynta Caruurta Darba jiifka ah Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa

Hawlgal balaadhan ka fulisay maagalo

madaxda Somaliland.

Hawl galkaaso lagu daryeelayey caruurta darba

jiifka ah.

Waxay Wasaaradda u samaysay adeegyada

caafmad 39 caruura oo Darba jiifa laguna xereeyey

Xarunta dhaqan celinta Maxamed Moge ee ay

Wasaaradu gacanta Ku hayso.

Caawinta dhalinyaro xukun ku

dhacay:

Wasiirka Wasaarada Shaqo-Galinta iyo Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta oo ay taarikhdu tahay 21/2/2019 amba bixisay guddi xaqiiqo raadina oo u kuur geli doonta dhalinyaro dhawaan xukun Ku

dhacay oo Ku sugan Jeelka mandheera .

Wasiirka ayaa geesta kale dhalinyarada u dirtay

deeq isugu jira Timir Buskul Sharaab iyo

qaybaha kale ee maciishada.

kk

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 3

Page 4: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Cawinta dadka wax ka qaba dhimirka

Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa maanta

Booqatay Xarunta Dhimirka Ee cisbitalka

Hargaysa Xarunta TB da iyo Xarunta Sahan Ee

lagu daryeelo dadka dhimirka ka jiran

Xarumahaa oo ay wasiirku gaadhsiisay deeq isugu

jirta Xoolo ,Raashin ,Timir ,Dhar iyo Kabo.

Waxaana booqashada Wasiirka Ku wehelinayey

Xubno kamida Agaasime Waaxedyada

Wasaaradda iyo shaqaalaha Wasaaradda &

Ururka haweenka qaranka ee NOW oo isna

dhankiisa ka caawinayey dadka u laso dersay

xanuunku Ugu danbayntiina

Wasiirka aya ilaahay uga bariday dadka ay lasoo

daristay caafmad daradu in ALLE ka kor qaado

xanuunka siiyona caafmad

Caawinta dadka ku wax yeeloobay

xaafadda barakacayaasha Istanbul.

Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland aya gurmad degdega gaadhsiisay kaamka barakacayaasha Istanbul oo habeenimadi xalay dab xoogani ka kacay

Gurmadkaso isugu jira qaybaha kala duwan ee

maacunta , Timir , Booyado Biyo ah ,Bustayaal

Dhar iyo Bacaha Guryaha la saaro.

Kuwaso ay wasaaradu kaga qayb qaadanayso

gurmadka qaran ee dadkaas loo fidinaayo

Maaha markii koobad ee ay Wasaaraddu gurmad

caynkan oo kale ah gaadhsiiso kaamka

barakacaysha Istanbul balse ay uun kala

duwanaayen marxaladaha hadba kaamkani Ku

sugnaa.

Wasiirka aya ugu danbayn ilaahay uga bariday

dadki Ku nafwaayey dabka in alle u naxariisto inti

Ku dhaawacantayna ilaahay u booga dhayo

Dhiiri Gelinta Caruurta uu qaranku gacanta ku hayo

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 4

wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Waxay daboosha dhamaanba

baahiyaadka ay qabaan caruurta ay wasaaraddu gacanta ku hayso waxayna u noolyihiin sida

caruurta dhigooda dhinacwalba oo nololeed

Page 5: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Bogga Arrimaha shaqo Abuurka.

Dhiiri Gelinta Xirfadlayaasha:

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka

Wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha

Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa manta

oo ay taariikhdu tahay 19/2/2019 magaalada

Burco kaga qayb gashay Xaflada qalin jebinta

arday gaadhaysa 125 oo bartay xirfadaha

gacanta ayna tobabareen Ururka

Somaliland Youth Development And voluntary

Organization SOYDAVO

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya ugu

horaynba bogaadisay SOYDAVO iyo dhalinta

gaadhaysa 125 Arday Ee maanta ka qalin jebisay

barashada farsamadda gacanta

Wasiir Hinda aya dhalinta maanta qalin Jebisay u

xaqiijisay inaanay marnaba farsamada ay barteen

aanay camal Ku waayeyn hubaalna ay tahay inay

anfacaysa iyaga iyo qoysaskoodaba

Wasiir Hinda aya ardayda maanta qalin jebisay

siisay dhiiri gelin una hoga tusaalaysay muhiimada

ay qaranka Bulshada iyo gobolkoodaba ay kuso

kordhinayan.

ay qaranka Bulshada iyo gobolkoodaba ay kuso

kordhinayan

noloshoda. Kulanka daneeyayaasha arrimaha

shaqo abuurka

Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo qoysku waxay maanta ku

Qaabishay xafiiskeda wafdi sarre oo ka socda Midowga Yurub oo booqosho rasmi ah ugu yimid.

Waxaa wefdiga iyo wasiirku dood dheer ka

yeesheen sidii loo horumarin lahaa mashaariicaha

midowga yurub ka fuliyaan dalka somaliland siiba

mashaariicda wax ku oolka ah ee dhalinyaradda

dalka kor loogu qaadayo xirfadahooda shaqo

abuur. Waxaa kale oo wasiirku iyo wafdigu isla

garteen in xarunta shaqodoon ee Wasaaradda ay

soo indho-indheeyaan

waxay qabato iyo sida ay u shaqeyso. Waxaa kale

oo ay wasiirku ku boorisay wefdiga in ay

dardargelin xoogan ku sameeyaan mashaaricdooda

dhanka LAMAANAHA ama GENDERKA.

ugu dembeyntii wuxuu ku soo.dhamaaday

shirkaasi guul iyo is afgarad.

20 Qoys oo danyara lona sameeyey shaqo abuur:

Wasiirka wasaaradda Shaqo gelinta

Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland

aya maanta xarunta Wasaaradda Ku

qaabishay 20 Qoys o Danyara oo ay

Wasaaraddu Shaqo abuur u samaysay.

Qoysaskan ayaa loo sameeyey ganacsiyadda

yaryar ganacsigaso ay ku deberayaan

noloshoda maalin laha ah.

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 5

Page 6: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska

Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay

xifadaha shaqo ee kala duwan.

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 6

Tobabarka dhalinyaradda shaqa

doonka ah:

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta

oo taariikhdu tahay 18/3/2019

Gudoonsiisay shahaadoyin arday lagu

tobabaray Horumarinta Ganacsiga iyo

xirfadaha Shaqo kuwaso tobabarka Ku qaatay

xarunta Shaqo doon ee ay wasaaraddu

maamusho

Wasiirka aya guud ahaanba u mahadnaqday

macalimiinta ardaydan siinayey tobabarka mudadi

ay uso samrayeen Gacan qabashada ardaydan ayna

hayaan midho dhalkoodi

Xog waraysi iyo iskaashi lala sameeyo

wadamadda ka horumaray shaqaalaha

aya door wayn ka qaadan kara in xal

waara lo helo shaqo la,aanta.

Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya maanta Xafiiskeda Ku qaabishay Shirkada shirkada SUNDUS Ee dalka Emirateska u qaabilsan shaqo Gelinta.

Shirkadu waxay wasiirka sharaxaad dheer ka

siiyen qaababka ay u shaqeeyan una qabtaan

waxyaabaha la xidhiidha Arrimaha shaqo Gelinta

Wasiir Hinda iyo shirkada Sundus Ee fadhigeedu

yahay isu taga imaaratka carabta una qaabilsan

shaqo Gelinta waxay isla af garteen wada shaqayn

joogta ah

Dhiiri Gelinta dhalinyaradda baratay xirfadaha kala duwan.

Page 7: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Safar ay wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta

Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Soomaliland

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani ay ku tagtay dalka

kenya ayaa waxa ay kula kulantay daneeyayaasha

arrimaha soomaliland oo ay kamid yihiin dalalka.

CANADA,SWEDEN, ITALY,JAPAN, GERMANY

Iyo xubno kalo ka socda Baanka Horumarinta Africa

Wasiirku waxay kala hadashay horumarka ay

somaliland ka samaysay dhinacyada dhaqaalaha,

dimuqraadiyada iyo amniga buuxa ee ka jira Guud

ahaanba Somaliland.

Wadda shaqaynta Ururka ay ku

midaysan yihiin ururadda shaqaalaha

rayidka ah.

Wasiirka Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya

kormeertay ugu horaynba xafiisyada kala duwan

ee urukani leeyahay

Kormeerna kuso samaysay qalab ay Wasaaradu

Gaadhsiisay xarunta ururka

Dhanka kale Gudomiyaha xidhiidhka ururada

shaqaalaha aya Wasiirka uga mahadceliyay

qalabaynta ay Ku samaysay xarunta ay Ku

shaqeeyan

Iyo dadaalka dheer ee ay ugu jirto isku xidhka

ururada shaqaalaha

Ururkaaso la aasasay 2002 wuxuuna

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 7

Page 8: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Bogga Arrimaha Qoyska

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska jamhuuriyadda soomaliland ayaa soo

qaban qaabisay Xuska maalinta haweenka Aduunka.

Waxaana madashas kaso qayb galay Madaxwayne Ku xigeenka jamhuuriyadda soomaliland

Mudane cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici iyo xubno ka kala socday golayaasha

qaranka.

Xuskaaso ay kaso qayb galeen haween waynaha jamhuuriyadda soomaliland Ururada ay ku

midaysan yihiin iyo dalahooda kala duwan.

Joojinta gudniinka fircooniga ah. Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase Agaasimaha Guud Ee

Wasaaradda shaqo gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Somaliland aya maanta furay xuska maalinta Gudniinka

Fircooniga ah

Xuskaso ay kaso qayb qaateen

Haayadaha qaramada midoobay iyo ururo caalamiya

Dhamaantodna waxay ku dheeradeen dhibaatada uu leeyahay

Gudniinka fircooniga ahi

Tobabarka Haweenka.

marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani aya

magaalada caynaba kaga qayb gashay

kulano dhawr ah kuwaso kala ah tobabarka

Haweenka Hanka leh ,Tacadiyada ka dhanka

ah dadka Nugul,iyo dumar lagu tobabarayo

farsamada Gacanta

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 8

Page 9: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Wacyi Gelinta gudniinka firconiga ah

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani ayaa maanta furtay kulan lagaga wacyi gelinaayo haweenka gudniinka fircooniga ah.

Wasiirka ayaa ku dheeratay dhibaatada uu haweenka ku hayo gudniinka fircooniga ah oo aan diiniyan banaanayn Waxaanay hooyoyinka uga digtay inaanay dhibkàas kula kicin ubadkooda amase hablahooda

Dardar Gelinta iyo wada shaqaynta

haayadaha ka shaqeeya arrimaha

haweenka.

marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka

Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada

Iyo Qoyska ayaa maanta kulan la yeelatay

Madaxa ugu sareeya Haayada UNFPA

Wasiirka aya ugu horaynba kala hadashay

masuuliyiinta UNFP dardar gelinta hawlaha

shaqo ee ay kawada shaqeeyan wasaaradda iyo

haayada UNFPA

Oo ay ugu horeeyan Arrimaha Haweenka

Ka qayb galka doorashooyinka. Tacadiyadda

kadhanka ah haweenka

Ugu danbayn wasiirku waxay uga mahadnaqday

madaxda haayadda UNFPA sida habsami u

socodka ah ee ay u wada shaqaynayaan iyo

iskaashiga wanaagsan ee ka dhaxeeya

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 9

Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Wasiirka Wasaaradda Shaqo

Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska iyo agaasimaha Guud Ee

wasaaradda ayaa maanta kulan la Qaatay Madaxa ugu sareeya

Haayada UNFPA

Page 10: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 10

Bogga Arrimaha Naafadda

Kulan xogogaal waraysiya oo ay wasiirka wasaaraddu la qaadatay Dalada

guud ee naafadda qaranka.

Kulankaso ay so qaban qaabisay waaxdda naafadda ee wasaaradda .

wasiirka wasaaradda Shaqo

gelinta Arrimaha Bulshada iyo

Qoyska iyo Agaasimaha Guud

Ee wasaaradda aya maanta si

Rasmiya u furay shir lagaga

arinsanayo sidii wax loogu

qabanlaha dadka dhimirka

naafada ka ah.

Page 11: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Hirgelinta barnaamijyo bisha barakaysan Ee Ramadaan ay

wasaaraddu Gaadhsiiso dadka nugul kana fuliso goboladda

Wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska jamhuuriyadda Soomaliland

Waxay bilaha barakaysan caawimo gaadhsiisa goboladda dalka qaarkood iyada oo ka

dareen celinaysa hadba baahiyaha ay la il daran yihiin dadka nugul.

Wasaraadu waxay bisha barakaysan ee ramadaan deeq min 50 qoys halka qoyskiiba

la siiyey Bariis Baasto Daqiiq Timir Saliid Iyo Shaah madaw Qoysaskaas oo ku kala

nool goboladda dalka sida maroodijeex Togdheer Boorama iyo Gebilay iyada oo ay

ramadaanta danbe u qorshaysan tahay gaadhsiinta deeqdaas mid lamida gobolada

Sanaag Sool Oodwayne.

Guud ahaan wadarta guud ee deeqdani gaadhay bishan barakaysan ee ramadaan

ayaa dhan 250 qoy oo la gudoonsiiyay raashin ku filan hal bil.

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 11

Page 12: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Quudinta Dadka Dhimirka ka jiran iyo caruurta Bisha barakaysan Ee ramadaan

Wasaaradda Shaqo gelinta Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska jamhuuriyadda Soomaliland

Wxay bisha ramadaan oo dhan quudisaa dadka nugul sida dadka dhimirka ah amase maankoodii

alle ka qaaday iyo caruurta kudayacan laamiyadda caasimadda amase shaaracyadda waawayn ee

Caasimadda Waxayna maalin walba gaadhsiisa qado dhamays tiran in ka badan 300 oo kamida

dadkaa nugul qadadaas oo ka kooban Rooti Kaluun Iyo Biyo.

Maadaama oo ay ka xidhmeen hudheeladii ay ka heli lahaayeen quutal daruuriga

Iyada oo ay hawshan wasaaraddu waday mudo ah laba ramadaana ayna wadi doonto sida

qorshaha wasaaradda ku xusan

Wasaaraddu waxay si maalin le ah uga jawaabtaa baahiyaadka ay la mkulmaan dadka nugul

haday tahay goboladda dalka guud ahaamba.

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 12

Page 13: Warsidaha Arrimaha Bulshadda { 6Biloodle}...Soomaliland Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa manta usoo xidhay 70arday oo baratay xifadaha shaqo ee kala duwan. W a r s i d a h a A r r

Kelmadda Tafatiraha Bogga Mudanayaal iyo marwooyin Waxaan ka wasaarad ahaan si sharaf leh

idiinka codsanaynaa wixii Talo ah amase Tusaale ah inaad nooguso

Hagaajisaan mareegahan aanu hoos ku xusnay.

Guud ahaamba shaqooyinka aanu qaranka u haynaa waa masuuliyad

Balaadhan isla markaana aanu ku waajahayno talo badsi iyo dabaqidda

Balanqaadyadii madaxwaynaha qaranka mudane muuse Biixi Cabdi

Iyo hirgelinta barnaamijyadda horumarineed ee qarankani leeyahay

W a r s i d a h a A r r i m a h a B u l s h a d a E e l i x b i l o o d k a a h . A r r i m a h a Page 13