Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

download Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

of 12

Transcript of Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    1/12

    Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    Waxa farxad ii ah inaan halkan idiinku soo gudbiyo si aad iila wadaagtaan milicsi guud-mar ah oo kusaabsan dheegag ka mid ah taariikhda qiimaha leh ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor, laga soo bilaaboxilligii dhalashadiisa, waqtigii U! iyo marxaladdan hadda.Dr. Aadan Yuusuf Abokor waxa uu ka mid yahay aqoonyahanka reer "omaliland ee waqtigoodii,

    waxbarashadii iyo wax-tarkoodiiba u horay #amhuuriyadda "omaliland. Waxuu ka mid ahaadhalinyaradii mutadawiciinta ahaa ee xabsiga dheer u galay wax-u-qabashada dadkooda, ka dib markiiay isu baysteen xal-u-helista iyo maaraynta xaalado nololeed oo aad u qallafsanaa oo waqtiyadaa kuhabsaday dadkii reer "omaliland ee xilligaa $oogay. %saga oo ka mid ahaa dhalinyaradii U! eesannadkii &'()-kii tacaddiga iyo xadhiga la isugu daray, markii uu damiirkoodu siin waayay inay ka$oogsadaan xaaladdii ay dadkoodu ku sugnaayeen, ka dib markii taliskii waagaa $iray ee "iyaad *arreuu gabay xilkii ka saarnaa goboladdii waqooyiga ee maanta "omaliland ah.

    Dr. Aadan waxaan )+-kii "etember ee )&&-kii kula kulmay xarunta hayadda /0!102""%! eemagaalada 3argeysa, waqtiyadaas oo uu shaaciyey inuu ka fadhiistay masuuliyaddii hayaddaas oo uuafar iyo toban sannadood hayay. Waxaan la yeeshay waraysi dheer oo uu si mug leh ugaga hadlaydharaarihii U!, sidii lagu xidhay, sababtii loo xidhay, $eelkii ) #irow ee lagu xidhay, sidii ay ugasoo samata-baxeen xadhigii ciqaabta ahaa ee ) #irow, xilligii iyo qaabkii loo soo daayay, kulankiidhex-maray iyaga iyo "iyaad *arre, wixii ay waqtiga isku dhaafin $ireen, markii la soo daayay halkaaay wax ka bilaabeen, aragtidiisa "omaliland ee hadda iyo arrimo kale.4a hor inta ay naan guda gelin dulucda xog-taarikheedkan bal aynu ku horrayno5 waa kuma Dr. AadanYuusuf Abokor6 Dr. Aadan sannadkii &'78-kii ayuu ku dhashay magaalada 3argeysa, isaga oo + $ir ahayaa loo qaaday magaalada 9adan ee dalka Yamen oo waalidkii degenaa. 3alkaas ayuu ku qaataywaxbarashadiisii hoose, dhexe illaa sare. %saga oo wax ka baran $iray %skuulo ay dowladdu leedahay oouu maamuli $iray gumaystihii ingiriiska, maadaama oo Yamen uu waqtigaa guumaysan $iray %ngiriisku.

    http://oodweynemedia.com/ood/wp-content/uploads/2014/02/IMG_9795.jpg
  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    2/12

    Waqtigaa uu dugsiga sare dhammeeyey oo ahayd &'8:-kii waxay ku soo beegantay xilli ay Yamen kasocdeen dagaallo xornimo-doon ah oo ay wadeen #abhad Yamaniyiin ah, iyada oo dadkii "oomaalida

    ahaa ee waqtigaa Yamen ka soo yaacay loo yaqaannay ;

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    3/12

    dhallinyaradii aqoonyahanka ahaa ee dalka ku soo noqday iyo dadkii ganacsatada ahaa, iyaga oo shirka yeeshay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda cusbitaalka, waxbarashada iyo arrimaha kale eebulshada.

    Waxa kale oo xilligaa waddanka ku sugnaa Urur dhakhaatiir ah oo la odhan $iray 1ermany AmergencyDoctors, oo adeegyo caafimaad u fidin $iray dadkii ku $iray xeryaha qaxoontiga ee 3argeysa u dhawaa.Waxaana Dr. Aadan iyo qolyihii la shaqaynayay ay ururkaas dhakhaatiirta ah ka codsadeen in dadkaxanuunsanaya ee xeryaha qaxoontiga la keeno cusbitaalka oo lagu daaweeyo, iyagiina way kaogolaadeen oo markii ay xaaladda cusbitaalka qiimeeyeen waxay ogaadeen inay wax ka qaban karaan.Waxaana ay xilligaa cusbitaalka u qoondeeyeen miisaaniyad dhan ) milyan oo lacagta #armalka ah,iyaga oo mar kasta keeni $iray dhakhaatiir mutadawiciin ah oo bil illaa laba bilood amma sannad-bacusbitaalka $oogi-$iray. @arkii cusbitaalka qalab cusub la keenay, lacagna la keenay ee qoladii $armarkaahayd dawooyinkii keeneen, ayuu cusbitaalkii noqday ku ugu wanaagsan "oomaaliya.3awshii halkaa kumay $oogsan ee kooxo kale oo dhalinyaro ah, ayaa iyaguna si tabaruc ah dugsiyada

    wax dhigis uga bilaabay. 4ooxihii C""-ta iyo nabad-sugidda ee ku sugnaa 3argeysa ayaa illaa af-weyne gaadhsiiyey hawlaha ka socda waqooyiga iyo abaabulka wax-qabasho ee lagu hawlan yahay,taasoo ka hor imanaysay qaabkii loogu talo-galay in dadka reer "omaliland ee xiligaa $oogay inay nololxun ku noolaadaan.3addii aynu intaa ka soo gudubno, waxaynu hadda si toos ah u dhex muquuranaynaa qaybtii ugumuhiimsanayd ee nuxurka qoraalkeenna. Waxuu Dr. Aadan oo si faahfaasan uga xog-warramayaasuaal la xidhiidhay qaabkii loo xidh-xidhay kooxdii U! iyo sidii loo asaasay-ba, waxuuna ku$awaabay oo uu yidhi5 ;Waxa dhacday markii aanu halkaa wax marinaynay in aanaan $oo$in ee aanuhalkaa shirarkayaga ka sii wadannay. "hirarkaasna kolkii danbe waxa aanu kaga hadli $irnaywaxyaabaha cadaadiska ah ee lagu hayo waqooyiga haddii ay tahay xagga siyaasadda iyodhaqaalahaba. %llayn berigaa 0a$iimka dad badan ayaa u shaqayn $iray oo isugu $iray nabad-sugiddaamma kooxii loo yaqaannay dhabar-$ebinta iyo hayado badan oo sir-doon ah, wararkii illaa

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    4/12

    taliskii Af-weyne ayay gaadheen.Ciman Wufuud ah oo Af-weyne uu

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    5/12

    magaaladiina bandoo la saaray.@arkii arrintii yara degtay waxoogaa, ayaa annaga maxkamadii )(-kii ebruary nala keenay. Waxa nalagu qaaday maxkamadii *adbaada oo aan qofka loo ogolayn inuu hadlo amma aan waxba lawaydiinayn, laakiin looyar ayaa lagu qabanayaa oo kuu hadlaya. "i kasta ha ahaatee, waa maxkamad-uun dadka la tusayo in maxkamad lagu taagay, laakiin goaanka horeba loo gaadhay. Waxa na laguxukumay xukunno kala duwan oo saddexdii noogu horeeyey oo kala ahaa5 Maxamed Baaruud#

    Axmed Jabane iyo Maxamed $aaji Maxamuud %umar $aashi waxay ku xukumeen dil, aniga iyoniman badan oo kale waxa ay ku xukumeen xabsi daaim, halka ay qolooyin kale kaga xukumeen )Fsano, +F sano iyo xukunno kale.Waxa ay maxkamaddii xukuntay ) ka mid ah )( yagii. Waxa ay sii daayeen ( qof oo ay yidhaahdeeniyagu waxba may ogayn. @arkii uu xukunkii dhacay ayaa waxa

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    6/12

    Dhibtaada keliya ee na haysatay waxay ahayd in qofka kugu xiga aad u sheegto oo aad ku tidhaahdowaar waxan aan garaacayaa waa xarfo ee qoro, haddii aad intaa ka gaadhsiiso isna wuu qoranayaa oogidaarka ayuu ku qoranayaa, dabadeedna wuu xafidayaa markaasu masaxayaa. @axaayeelay galabkasta waa la baadhaa qolalka. %nta badan askariga gaadhka hayaa marka ay sanqadhiisu kaa yarafogaato ayaa qofku inta uu albaabka shebegga ah istaago ayuu odhanayaa waxan aan garaacayaa waaxarfo ee qoro. %sna sidaas ayuu ku qoranayaa.

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    7/12

    cashadii garawga ahay nala siiyey ee meeshii la nagu xidhay, ayaa fiidkii markii uu shaacumadoobaaday nin walba laga furay qolkii uu ku xidhnaa. Waxaanu maqalnaa uun sanqadhan la furayoalbaabada, waanu yaabnay illayn weligayo xilligaas oo kale nagamay furine. @arkaasaa nala kaxeeyeyoo nala geeyey qol uu fadhiisan $iray ninka $eelka haysta. Aniga saddex qof ayaa iga horeeyey oomarkii aan soo fadhiistay ayaan eegay saddexdii qof ee iga horreeyey kolkaasaan garan waayay. 3addawaa nimankii aanu saaxibbada ahayn ee aanu wada xidhnayn. ?odobadii sano ee aanu xidhnayn ayuu

    mid waliba isbeddelay. @id lafo noqday oo caato noqday, mid caddaaday oo $idhkiisu qorrax laaantiiisbeddelay intii uu $eelka ku $irayKqof waliba wuu is beddelay. Wada-hadli maynooo inta labadiihabeennimo baabuur badan oo Eaankuruusarro ah la keenay ayaa nala saaray annaga oo katiinadaysan.@arka aad $eelka ka baxayso iyo marka aad soo gelaysaba indhaha ayaa lagaa xidhayaa si aanad uogaan waddada la marayo. *aydhabo marka la gaadho ee aad aragto laydhka *aydhaba ayaa lagaafurayaa maradii indhaha kaaga xidhanayd, laakiin katiinadu way kugu xidhnaanaysaa.@arkii aanu *aydhabo maraynay ayaanu garannay inaanu

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    8/12

    @arkii ay dadkii noo warrameen oo mid kasta oo naga mid ah war aan fiicnayn loo sheegay, mid layidhi aabahaa ayaa dhintay, mid la yidhi walaalkaa ayaa dhintayK..aniga aabbahay ayaa dhintay intii

    aan xidhnaa. Cin kale oo aan kuu sheegayay oo @uuse ?uur oo la idhan $iray oo mutacallim ahaa isna3argeysa ayuu ku dhintay oo madaafiicdii 3argeysa lala dhacayay ayuu ku dhintay. @arkaa nin walbawar xun oo caynkaas ah ayaa loo dhiibay, kolkaas ayaanu tashannay oo waxaanu iswaydiinnaymaxaynu qaban karnaa6 Waxa kaliya oo aanu ku tashannay inaanu dadkii la xidhiidhno oo #abuutiayaanu tagnay, waxaanu uga soo gudubnay %toobiya oo xeryihii qaxoontiga ayaanu soo marnay oodhibaatada taagan ayaanu aragnay. @arkaa ayaanu u tagnay qoladii "C@-ta ee Diridhaba, haddanawaxaanu booqannay ciidamadii "C@-ta ahaa ee $iidda hore $oogay. Annaga oo gubaabo iyo mahadnaqu $eedinnay.Waxay soo socotaba waxaanu samaysannay urur samafal ah oo la odhan $iray "!0A, kaas oo aanu ugutalo-galnay inaanu wax ugu qabanno dadkeenii qaxoontiga ku sugnaa. @arkii dalka la soo galay &''&-kiina ururkii ayaanu sii wadnay, annaga oo aad uga shaqayn $irnay dayac-tirkii iskuullada iyo

    waxyaabihii danta guud ahaa. 3alkaa ayaanu ka sii wadnay hawlihii samahafalka.@arkaa shaqada hayaddan /0!1A02""%! waxaan bilaabay &''(-kii, waxaan ka shaqaynayayna &7sano. "haqada ugu weyn ee ay /0!1A02"%! qabatay waxa weeye sidii ay wax badan ula qabanlahayd waxan la yidhaahdo ururada rayidka. %skata oo aanu ka shaqaynnay caafimaadka, 3%LMA%D"-kaiyo deegaanka. Eaakiin halka ugu weyn ee ay xoogga saartay waa ururada bulshada. "annadkii &''F-kii ayay /0!1A02""%! xafiiskii ugu horreeyey ka furatay 3argeysa, walow xilligaa ay ururadarayidka ahi yaraayeen haddna way cusbaayeen oo khibrad hore may lahayn. Waqtigii Afweyne-na lamaogolayn ururada rayidka ah. Waxaanu xilligaa la shaqayn $irnay 3ALAY!9! iyo CA1AAD oo &'':-kii samaysantay. Ururadaas ayay ahaayeen kuwii markii hore aanu la bilawnay. /0!1A02""%!waxay soo shaqaalaysaa dad a$anebi ah oo khibradda, aqoonta iyo farsamadaba kala shaqeeyaururadeenan rayidka ah.

    http://oodweynemedia.com/ood/wp-content/uploads/2014/02/IMG_9786.jpg
  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    9/12

    "!CY! markii la asaasay ee )+-diiba wada-shaqaynta waanu la bilawnay. Waxaanu markii uguhoorraysay-ba aanu u keennay gabadh filibiiniyad ah oo aad u soo dhistay "!CY!. Waxaana ay soo

    dhisaysay saddexdii sannadood ee ugu horreeyey, taas oo sababtay inay noqdaan urur bisil illaahaddana sidii ayay /0!1A02""%! ula shaqaysaa "!CY!.Ururada danbe ee aanu la shaqaynayna waxaa ka mid ah 1AL! oo markii hore *erbera degenaydhaddase degan 3argeysa, *urco iyo 9eerigaabo. Waxa kale oo aanu la shaqaynay qolo kale oo !/A1la yidhaado Gorum for eace and goIernanceH. Dhinaca 3%LMA%D"-ka waxaanu kala shaqaynaa ururkadhalinyarada ee 3YDA. Waxa kale oo aanu cusbitaalka weyn ee 3argeysa kala shaqaynnaadawooyinka la siiyo dadka la nool xaruunka A%D"-ka. Waxa kale aanu la shaqaynaa urur ?AE!-WADAA1 la yidhaahdo oo daryeela dadka xanuunkan la nool.3awlihii doorashooyinkana waanu ka qaybgalnay sida tii *aarlamaanka iyo tii madaxtooyada ee kalhore dhacday. Waxaana aanu keennay goob-$oogeyaal caalami ah oo korka kala socdaydoorashooyinkaas. Waxa kale oo aanu buugaag ka qornaa aqoonsiga "omaliland maadaana oo ay

    "omaliland gadoonkan GisolationH ku $irta si ay gadoonkaas uga baxdo. *uuggii ugu horreeyey eeaanu arrintan ka qornay waxaa la yidhaahdaa ;*29!@%C1 "!@AE%EACD= waxaana qoray nin aanulacag siinnay oo la yidhaahdo @ark *. waxaana ku $ira taariikhdii "C@, asaaskii "omaliland ilaahadda. >of kasta oo a$anebi ah oo doonaya inuu "omaliland wax ka ogaado haddii uu buugan akhriyoway ku filan tahay.=Dr. Aadan Yuusuf maadaamoo uu dhibta intaa leeg uu soo mutay "omaliland, waa maxay aragtidiisaku waa$ahan heerka "omaliland marayso, isagoo arrintaa sharraxaad ka bixinaya waxuu ku $awaabayoo uu yidhi5 ;3orta "omaliland marxalad adag ayay ka soo gudubtay, wixii inagu dhacay waqtiyadiihore iyo la dagaalanka cadawgu "oomaalida ku hayaanKwaxaas oo dhami dhibaato badan ayay inasoo gaadhsiiyeen, laakiin ilaahay mahadii waxaas oo dhan waynu ka soo gudubnay oo caqabadihii uguwaa weynaa ayaynu ka soo gudubnay. 9aqabadda ugu adag ee imika ina haystaa waxa weeyaan xaggasiyaasadda, inkasta oo aynu dimuqraadiyadii ku guulaysannay oo aynu doorashooyin qabannay,

    http://oodweynemedia.com/ood/wp-content/uploads/2014/02/IMG_9781.jpg
  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    10/12

    haddana wax badan ayaa innaga dhiman oo ta ugu weyni tahay xisbiyada oo xaggii xisbiyada ayaynuka liidannaa.

  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    11/12

    Dr. Aadan Yuusuf Abokor waxa bishii "etember ee sannadkii )&&-kii shaaca ka qaaday inuu kafaadhiistay shaqadii uu ka hayay hayadda /0!1A02""%!, waxaan waydiiyey sababta ku kallifta

    inuu shaqadaas ka fadhiisto, isaga oo arrintaa sharxayana waxa uu yidhi5 ;Waxa aan wax weyn kabartay dhalinyarada "!CY! ee aan muddada dheer la shaqaynayay, oo waxyaabaha ugu badan ee ayka cawdaan waxa weeye !dayaal ayuun-baa na hor taagan. Eaakiin taas xaqiiqadu maaha ee "ababtuwaxa weeye mar haddii aan ka shaqanayay oo aan /rogaressio muddo &7 sannadood ah aan kashaqaynayay. Waxa muhiim ah maadaama oo aanad meeshii wax cusub iyo ikhtiraacid aanad ku sookordhinayn waxaa loo baahan yahay inaad meesha u bannayso qof kaa da yar oo haya himiladii uuwax ku qaban lahaa. Yaanay kaa noqon uun inaad meeshii ku dheganaato. "oomaaliduna waxay kumaahmaahdaa waan baahanahay bakhti looma cuno. @aaha meel lacagi kaa soo gelayso inaadtidhaahdo yaanay idhaafin oo aad halkaas uun fadhidid, ilaahay ayaa dadka arsaaqa. Anna marka aanhawshan ka fadhiisto hawl-gab amma bisil ma lihi GretirementH oo Yurub iyo @araykanka ayaa laguretire-garoobaa laakiin waxii hawl ah ee "omaliland la iiga baahdo waan wadi karaa ee fadhiisan

    maayo. @aadaama oo lala shaqaynayo ururo yar yar oo dumar iyo dhalinyaro isugu $ira oo u baahantamar badan, anigu waxaan is idhi waxaad gaadhay saacaddii ay ku habboonayd inaad u bannaysid qoflaga yaabo inuu kaaga fiicnaan doono, illayn aniguba waxaan soo bilaabay aniga oo dadan ka yar &7sanana waan soo waday shaqadane. Waan garanayaa markii aan bilaabay iyo imika sidaan ahay, inaananigu is-qiimeeyo oo aan is-idhaadho waxay ku fiican tahay qof kaa da yar ayay noqotay. Dadka waaweyn ee meelahaa fadhiga anigu waan diidanahay oo waan ka soo hor$eedaa. Waxaan doonayaa9abdirashakuurow G3eersareH inay arrintani tusaale fiican u noqoto dadka waa waa weyn ee meelahaaiska fadhiya ee u bannayn la dadka yar-yar ee dardarta haya ee wax ka beddelaya shaqooyinka.=@ar kale Dr. Aadan waxa uu ka $awaabayaa suaal ah5 maadaama oo aad shaqadii ka fadhiisatay maxaakuu qorshaysan oo aad qabanaysaa, waxa uu ku $awaabay oo uu yidhi5 ;4ollay ma noqonayo qof meeliska fadhiisanaya oo aan waxba qabanayn. %mikaba waxaan ku $iraa guddida maamusha cusbitaalka3argeysa, waxa kale oo aan guddoomiye ka ahay board-ka addakemiga nabadda iyo hurmarinta,

    http://oodweynemedia.com/ood/wp-content/uploads/2014/02/IMG_9778.jpg
  • 8/12/2019 Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abokor

    12/12

    hawlahaasi waa kuwa mutadawacnimada ah ee hawlihii kale ee shilinka lagu raadiynayayna dee waanwadi doonaa haddii ilaahay ka dhigo. 4ollayba madax noqon mooyo oo waanigaa ka fadhiistay eewixii la talin ah ayaan qabanayaa.Ugu danbayntii Dr. Aadan Yuusuf Abokor, waxuu xaadirinayaa tiradoodu intii ay ahayd waqtigaa laguxidhay ) #irow, isla markaana ay soo wada dhammaysteen todobadii sannadood ee ay ku $eelkaas,isaga oo xusay inay ahaayeen &7 qof oo kala ahO

    &. @axamed *arud 9ali). Axmed Yuusuf #abane+. @axamed @axamuud 9umar 9aashi7. Dr. Aadan Yuusuf AbokorF. Axmed