KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee...

5
KUSOO BIIR SHARAF

Transcript of KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee...

Page 1: KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga, dalbo maanta. Wixii

KUSOO BIIR

SHARAF

Page 2: KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga, dalbo maanta. Wixii

KUSOO BIIR

SHARAF

DOORO WESTMINSTERHaddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster

ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga,

dalbo maanta. Wixii ku saabsan macluumaad

dheeraad ah ama si aad usoo dejisatid codsiga,

booqo www.WestminsterCCS.org, ama naga soo

wac lambarkan 816-3450 si aad ballan ugu dhigatid

booqasho iskuulka ah. Si wada jir ah, waxaynu ka

dhigi karnaa carruurteenu in ay helaan fursad kasta

oo ay mudanyihiin.

24 Westminster Avenue | Buffalo, New York 14215

716-816-3450 | www.WestminsterCCS.org

BALLAN-QAADKA ISKUULKA BUFFALO EE DERISKANAGU SOO BIIR.

Marka Iskuulka Dadweynaha Buffalo lambarka

68 uu si biloow ahi iskaashi ula galay Bangiga

M&T 25 sanno kahor, hawsha u bedelida mid

kamid ah iskuulada hoose ee Buffalo ee

waxqabadkiisu-hooseeyo laga dhigay midka

ugufi ican magaalada. Ballanta Iskuulka Bulshada

Westminster waxay u muuqatay sida iskuul

K-8, tayadiisu-sarayso.

Sida qayb kamid ah Ballanta Buffalo ay siisay

Deriska, Westminster waxay muujinaysaa sida

ay bulshadu ugu caawin karto ardaydu in ay

guuleystaan. Westminster—guriga Libaaxyada—

waa meel halka kalsoonidu ay wax ku tahay.

SHARAF waa bulshada ka dhalata iskuulkeena.

SHARAF waa suurtagalnimada aan xadka lahaynee arday kasta.

SHARAF waa taxadi, fi krad kicinaysa manhajka.

SHARAF waa in si maalin le ahi diirada loo saaro nafaqada iyo jirdhiska.

SHARAF waa isticmaalka tiknaloojiyad waxbarasho cusub.

WAXBARASHO MEEL WALBA AHMaalin kasta, waxaan samaynaa fursado ka baxsan fasalka. Fursado wax lagu su’aalo, wax lagu oggaado, iyo kobcid tooska goobo safar ah, barnaamijyo horumarin-la heli karo iyo khibrado shaqeed.

■ Naadiyo Tiknaloojiyad iyo Seynis■ Akhrinta Halyeeyada khiyaaliga ah iyo Guusha

Dhallinyarta lagu gaaro Dadka iskaada ah ee Bangiga M&T

■ Muusig, Fan, iyo Riwaayad■ Kooxo Legdan iyo Kubada kolayga oo

Gabdho’ iyo Wiilal’ ah■ Gabdhaha Orda oona Waddada ku sugan■ Wargayska Ardayga■ Tababar Gudaha-Iskuulka ah ee loogu talogalay

Heerarka 7–8■ Wiilal Walaalo Waaweyn iyo Gabdho Waaweyn ah■ Waqooyiga galbeed Kadib Barnaamijka Iskuulka■ Waxbarashada Sabtida

CAAFIMAADKA IYO FARXADANafaqada iyo jirdhisku waxay ka ciyaaraan door muhiim ah guusha ardaydeena. Westminster waxay ku caawisaa in ay samaystaan jir dhisan oo xoog leh, maskax wax qabata, iyo shakhsiyad wanaagsan.

■ Barnaamijka adeega cuntada hoosta-laga bilaabo ayada oo la isticmaalayo cunto laga soo saaray beerteena-gaarka ah, iyo beeraha deegaanka

■ Qol fi cnaansho iyo derbi dhagax■ Rugta Caafi maadka ee Kaleida■ Mu’asasad Caafi maad Wanaagsan oo Madax

banaan oo loogu talogalay barnaamijyada Deriska■ Barnaamijka horumarinta sifooyinka 7-da Caado

ee Carruurta Faraxsan■ Barnaamijka Ilkaha UB

QOYSASKU WAA MUHIIMAaga Guusha Waalidka (PAZ) waa barnaamij cusub oo siinaya qoysaska taakulo goobta-ah midaas oo ku saabsan gaarida guul dhaqaale, barashada xeelado waalidnimo cusub, iyo helida fursado waxbarasho, tababar iyo shaqo. Marka lagu daro barnaamijyada iskuulka kadib iyo kahor, waxay u samaynaysaa isbedel dhab ah qoysaska Westminster.

NA MAQAL ANAGA OO GUUXAYNAMeesha Westminster, waxaan dejinaa ahdaaf taxadi leh waxaana u shaqaynaa si adag si aynu u gaarno ahdaaftaasi. Si wada jir ah, waxaan gaarnay waxyaabo cajiib ah.

■ Boqolkiiba 95% oo kamid ah heerka kaqayb galka—wuxuu ka sareeya mid kasta oo iskuulka PK–8 ee Dadweynaha ee Buffalo ah

■ Boqolkiiba 92% oo kamid ah ka qalinjebiyaasha heerarka 8aad waxay ku qoranyihiin machadyada u diyaargaroowga kulliyada

■ Tan iyo 2014, 26 arday qalinjebisay oo ah heerka-8aad waxay qaateen deeq waxbarasho BPN ah si ay udhigtaan dugsiyada sare ee diimiga ah iyo kuwokhaas ah

AWOOD WAXBARASHOBulshada Westminster waxaa kamid ah kooxo kala duwan oo arday yar-yar ah oo aan caadi ahayn. Waxaan hubsanaa in ay haystaan qalabka ay u baahnaan doonaan si ay u guuleystaan. Waxaan bixinaa fursado waxbarasho la dheereeyay oo la siiyo ardayda qabta baahooyin waxbarasho khaas ah iyo dadka barta luuqada Ingiriisiga.

■ La bed-bedeli karo, barid Xisaab heer ah■ Xisaab Dheeraad ah iyo wakhti Wax akhrin■ Helida suugaanta carruurta qiimaha leh■ iPad-yo loogu talogalay arday kasta (Heerarka K–2)■ Buuggaag Chrome-ah (Heerarka 3–8)■ Asalka Guud ee ku darida manhajka horumarsan iyo

heerarka Seyniska jiilka-soo socda■ In la bixiyo Aljebra iyo Isbaanish■ Seynis, Tiknoolaji, Injineernimada, Xisaab (STEM)

iskaashi lala sameeyo UB■ Xubnaha kooxda AmeriCorps■ Xarunta warbaahinta maktabada fanka ee gobolka

Page 3: KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga, dalbo maanta. Wixii

NAGU SOO BIIR.

BALLAN-QAADKA ISKUULKA BUFFALO EE DERISKA

Page 4: KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga, dalbo maanta. Wixii

Page 5: KUSOO BIIR SHARAF Brochures...KUSOO BIIR SHARAF DOORO WESTMINSTER Haddii Ballanta Iskuulka ee Bulshada Westminster ay kuula muuqato mid aad ugu habboon qoyskaaga, dalbo maanta. Wixii