Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha...

17
Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020 Ka gal Diiwaan Galinta Machadka Xiliga Kuleelaha ee Oonleenka ah barta hp://bit.ly/Reg2020SA Kusoo dhawoow Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha Kusoo dhawoow foomka Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha. Adoo adeegsanaaya codsigaan, waxaad awoodi doontaa inaad ardayda u qalanta ka qorto Machadka Xiliga Kuleelaha iyo Barnaamijka Kobcinta. Hoos waxaa ku qoran ardayda u qalanta Machadka Xiliga Kuleelaha. Ardayda lagu aqoonsado inay yihiin kuwa Ka hooseeya Heerka Fasalka ama Aad uga Hooseeyaan Heerka Fasalka imtaxaankooda Sharciga READ ayaa xaq u leh. Ilmaha walaalaha ah ee u qalma waa ardayda fasalada K-5aad kuwaasoo u qalma barnaamijka kobcinta ee maalinta oo dhan ee ay baxshaan Scholars Unlimited (Adeegga Bilaa xaduuda ah ee Ardayda) iyo Boys and Girls Clubs (Naadiyada Gabdhaha iyo Wiilasha). Ardayda maqan ama ciladaha? Fadlan iimeel noogusoo dir [email protected]. 1. Guji Begin Applicaon (Biloow Codsiga). 1

Transcript of Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha...

Page 1: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020 Ka gal Diiwaan Galinta Machadka Xiliga Kuleelaha ee Oonleenka ah barta http://bit.ly/Reg2020SA

Kusoo dhawoow Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha Kusoo dhawoow foomka Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha. Adoo adeegsanaaya codsigaan, waxaad awoodi doontaa inaad ardayda u qalanta ka qorto Machadka Xiliga Kuleelaha iyo Barnaamijka Kobcinta. Hoos waxaa ku qoran ardayda u qalanta Machadka Xiliga Kuleelaha. Ardayda lagu aqoonsado inay yihiin kuwa Ka hooseeya Heerka Fasalka ama Aad uga Hooseeyaan Heerka Fasalka imtaxaankooda Sharciga READ ayaa xaq u leh. Ilmaha walaalaha ah ee u qalma waa ardayda fasalada K-5aad kuwaasoo u qalma barnaamijka kobcinta ee maalinta oo dhan ee ay baxshaan Scholars Unlimited (Adeegga Bilaa xaduuda ah ee Ardayda) iyo Boys and Girls Clubs (Naadiyada Gabdhaha iyo Wiilasha). Ardayda maqan ama ciladaha? Fadlan iimeel noogusoo dir [email protected].

1. Guji Begin Application (Biloow Codsiga).

1

Page 2: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

2. Dooro Ardayda U qalma

Hoos waxaa ku qoran liiska ardaydaada u qalma Machadka Xiliga Kuleelaha. Fadlan sheeg haddii

ardaydaadu ay ka qaybgali doonaan barnaamijka.

2a. Dooro ardayda u qalma Machadka Xiliga Kuleelaha ee ka qaybgali doona barnaamijka

2b. Dooro ardayda u qalma Machadka Xiliga Kuleelaha ee AAN ka qaybgali doonin

barnaamijka

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

Ogsoonoow: Markaad doorato “Attending” (ka qeybgalaaya), waxaad sheegaysaa in cunugaagu dhigan

doono Machadka Xiliga Kuleelaha. Ardayda u qalma waa inay dhigtaan Machadka Xiliga Kuleelaha si ay

uga qaybgalaan barnaamijka kobcinta ee galabtii.

2a 2b

Page 3: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

3. Xaqiji ama Dooro Galinta Dugsiga

Hoos waxaa ku qoran liiska ardaydaada dhiganaayan Machadka Xiliga Kuleelaha. Fadlan ka jawaab su'aalaha

hoose ee ku aadan meelaynta dugsiga ee ardayda.

3a. Haddii aad doonayso in ardaygaagu fdhigto dugsiga lagu qoray, dooro Yes (Haa) si aad uga jawaabto

su'aasha 4a.

3a

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

Page 4: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

3b. Dooro No (Maya) haddii aad doonayso in cunugaagu dhigto dugsi ka duwan hal lagu qoray.

*Ogsoonoow: Markaad doorato dugsi aan ka ahayn kii lagu qoray, waxaad meesha ka saaraysaa

helitaanka gaadiid ay kuu fidiso DPS adigga ayaana masuul ka ahaan doona keenista iyo qaadista ardaydaada.

3c. Guji falaarta dookhayada hoose si aad u doorato dugsiga aad xulatay.

3b

3c

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

Page 5: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

4. Dooro Gaadiidka

Ardayda ayaa u qalmi kara gaadiidka DPS oo gaynaaya kana keenaaya Machadka Xiliga Kuleelaha. Baraha astaanka

baska oo horay loo qoondeeyay ayaa diyaar u ahaan kara ardayda ku nool meel hal mayl ama ka fog u jirta

dugsiga. Fadlan ka jawaab su'aasho hoose ee qasabka ah oo ku aadan baahiyaha gaadiid ee ardaygaaga.

4a. Dooro Yes (Haa) haddii ardaygaagu u baahan yahay gaadiidka DPS.

4b. Dooro No (Maya) haddii ardaygaagu uusan u baahanayn gaadiidka DPS.

4a

4b

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

Page 6: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

5. Dooro Barnaamijka Kobcinta Ardayda iyo Ilmaha walaalaha ah

Hoos waxaa ku qoran liiska ardaydaada u qalma barnaamijka kobcinta xiliga kuleelaha. Fadlan sheeg haddii dhammaan

ardaydu ay dhigan doonaan barnaamijka kobcinta ee galabkii.

5a. Dooro Yes (Haa) haddii aad doonayso inaad ka qorto ardayda u qalma Machadka Xiliga Kuleelaha inay dhigtaan

barnaamijka kobcinta ee xiliga kuleelaha oo galabki la baxsho ama dooro No (Maya) haddii aadan doonayn inay

barnaamijka ka qaybgalaan.

5b. Dooro Yes (Haa) haddii aad doonayso ardaydaadu inay ka qaybgalaan barnaamijka gobcinta ee xiliga jiilaalka oo la

baxsho galabkii intay ku jiraan Machadka Xiliga Kuleelaha ama dooro No (Maya) haddii aadan doonayn inay ka

qaybgalaan.

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

5b

5a

Page 7: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

6. Xaqiiji Xogta Waalidka

Fadlan xaqiiji ama sheeg xogta lagala xariiraayo waalidka.

6a. Xaqiiji xogta lagala xariiraayo waalidka 1

- Magaca Koobaad iyo Kan ugu Danbeeya

- Nambarka Taleefanka 1

- Nambarka Taleefanka 2

- Cinwaanka Emil-ka

- Ciwaanka 1 - Ciwaanka 2

- Magaalada - Gobalka -Boostada Guriga

6b. Haddii xogta xariirku khaldan tahay, fadlan nasii xogta xariirka oo sax ah.

6c. Sheeg shirkada uu u shaqeeyo waalidka 1, nambarka taleefanka shirkada, iyo ciwaanka xarunta shaqada.

Haddi uu jiro kaliya hal waalid guji Next Screen (shaashada xigta) kadibna u gudub su'aasha 7a.

6a

6b

6c

Page 8: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

6c. Haddii uu jiro, fadlan sheeg xogta lagala xariiraayo hal waalid kale. Haddii uu jiro kaliya hal waalid, u

gudub su'aasha 7a.

6d. Yuu la nool yahay arday kasta? Qor jawaabtaada.

6c

6d

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

Page 9: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

7. Macluumaadka Lagaala soo Xariiraayo Marka Xaalad degdega ah jirto

Sheeg meesha aan kala xariirayno qofka ay tahay inaan la xariirno haddii xaalad degdeg ah timaado.

Ogsoonoow: Saxiixayga oonleenka ah ee ku yaala bogga ugu danbeeya ayaa u fasaxayaa dadka liiskaan hoose ku jira in lala

xariiro marka xaalad degdeg ah jirto. Waxay u fasaxan yihiin inay soo wadaan cunugayga. Machadka Xiliga Kuleelaha iyo

iskaashatadeena bulshada ayaa la xariiri kara shaqsiyaadkaan markay jirto xaalad degdeg ah haddii waalidiinta ama

masuuliyiinta ilmaha aan la heli karin. Ha ku qorin waalidiinta/masuuliyiinta ilmaha liiska hoose. Dhammaan dadka lala

xariiraayo markay xaalad degdeg ah jirto waa inay jiraan 18 iyo kasii wayn. Ruqsada gobalka Colorado ayaa naga doonaysa

laba qof oo lala xariiro xiliga xaalada degdega ah kuwaasoo ku nool guriga inaan ku hayno diiwaanadeena.

7a. Sheeg meesha aan kala xariirayno qofka ay tahay inaan la xariirno haddii xaalad degdeg ah timaado. Qor

jawaabtaada ku aadan bokisyada qoraalka ee soo socda:

- Magaca Koobaad iyo Kan ugu Danbeeya - Xariirka kala dhaxeeya ilmaha - Nambarka Taleefanka laga Wacaayo markay Xaalad degdega ah jirto Ciwaanka Qofka lala xariiraayo Xiliga xaalad degdeg ah jirto 1 - Ciwaanka Qofka lala xariiraayo Xiliga xaalad degdeg ah jirto 2 - Magaalada - Gobalka -Boostada Guriga

7b. Tig saar bokiska haddii qofka lala xariiraayo uu yahay isku mid arday kasta. Haddii aysan isku mid ahayn buuxi

godadka Qofka lala xariiraayo Xiliga xaalad degdeg ah jirto arday kasta.

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

7b

7a

Page 10: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

8b

8a

8. Xogta Xariirka Caafimaadka

Arday kasta, sheeg khabiir caafimaad kaasoo ay tahay in lala xariiro markay xaalad degdeg ah jirto. Ogsoonoow: Saxeexayga oonleenka ah ee ku qoran bogga ugu danbeeya ayaa u fasaxaaya dhakhtarka magaciisu hoos ku yaalo inuu daaweeyo sida muhiimka u ah xaalada degdega ee caafimaadka cunugayga. Haddii waalidka/masuulka, ama qofka kale ee magaciisu ku yaalo foomkaan aan la heli karin, ama haddii magaca dhakhtar, khabiirka ilkaha ama isbitaal aan la sheegin, shaqaalaha waxaa halkaan looga ogolaanayaa inay wacaan 911 si caawimaad caafimaad u dalbadaan. Shaqaalaha waxaa sidoo kale loo fasaxayaa inay qaadaan talaabo kasta oo ay u arkaan mid muhiim ah ayagoo raacaaya fikirkooda ku aadan caafimaadka cunugayga.

8a. Arday kasta, sheeg khabiir caafimaad kaasoo ay tahay in lala xariiro markay xaalad degdeg ah jirto. Qor jawaabtaada ku aadan bokisyada qoraalka ee soo socda:

- Magaca Ardayga - Magaca Xarunta caafimaadka - Nambarka Taleefanka Dhakhtarka - Ciwaanka Dhakhtarka 1 - Ciwaanka Dhakhtarka 2 - Magaalada - Gobalka -Boostada Guriga

8b. Tig saar bokiska haddii qofka lala xariiraayo uu yahay isku mid arday kasta. Haddii aysan isku mid ahayn fadlan buuxi godadka xariirka dhakhtarka arday kasta.

Page 11: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

9. Xogta Xariirka Dhakhtarka Ilkaha

Arday kasta, sheeg dhakhtarka ilkaha kaasoo ay tahay in lala xariiro markay xaalad degdeg ah jirto.

9a. Arday kasta, sheeg dhakhtarka ilkaha kaasoo ay tahay in lala xariiro markay xaalad degdeg ah

jirto. Qor jawaabtaada ku aadan bokisyada qoraalka ee soo socda:

- Magaca Dhakhtarka Ilkaha

- Magaca Xarunta caafimaadka

- Nambarka Taleefanka Dhakhtarka Ilkaha

- Ciwaanka Dhakhtarka Ilkaha 1 - Ciwaanka Dhakhtarka ilkaha 2

- Magaalada - Gobalka -Boostada Guriga

9b. Tig saar bokiska haddii qofka lala xariiraayo uu yahay isku mid arday kasta. Haddii aysan isku mid

ahayn fadlan buuxi godadka xariirka dhakhtarka ilkaha ee arday kasta.

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii

wado

9b

9a

Page 12: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

10. Xaqiiji Xogta Caafimaadka iyo Xasaasiyada

Sheeg ama xaqiiji xogta ku aadan xaalado kasta oo caafimaad iyo xasaasiyaad quseeya arday kasta.

10a. Haddii ardaygaagu qabo xanuunka neefta, fadlan xaqiiji ama sheeg xogta ku aadan xanuunka neefta ee cunugaaga. Si aad xog dheeri ah ugu darto, jawaabta ku qor bokiska qoraalka.

10b. Haddii ardaygaagu qaato wax daawooyin maalinle ah, fadlan xaqiiji ama sheeg xogta ku aadan daawooyinka maalinlaha ah ee cunugaaga. Si aad xog dheeri ah ugu darto, jawaabta ku qor bokiska qoraalka.

10c. Haddii ardaygaagu qabo baahiyo kale oo caafimaad, fadlan xaqiiji ama sheeg xogta ku aadan baahiyaha caafimaad ee cunugaaga. Si aad xog dheeri ah ugu darto, jawaabta ku qor bokiska qoraalka.

10d. Dooro Yes (Haa) haddii cunugaagu qabo wax xasasiyaad ah noona sheeg noocyada xasasiyaadka adoo ku qoraaya bokiska qoraalka ee xigga.

10e. Dooro Yes (Haa) haddii cunugaagu qabo baahiyo cuntooyin gaar ah noona sheeg noocyada cuntooyinka gaarka ah adoo ku qoraaya bokiska qoraalka ee xigga.

10f. Dooro Yes (Haa) haddii cunugaagu qaato daawooyinka xaalada degdega ah noona sheeg waxay yihiin.

10a

10b

10c

10d

10e

10f

Page 13: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

10g. Dooro Agree (Waan aqbalayaa) si aad ugu fasaxdo Scholars Unlimited ama Boys and Girls Clubs Metro

Denver iyo iskaashatadooda waawayn ee bulshada inay si toos ah ula xariiraan shaqsiyaadka lagu

magacaabay foomkaan in lala xariiro xiliga xaalad degdeg ah jirto, waxaana u fasaxayaa dhakhtar magaciisa la

sheegay ama wakiiladiisa inay daawada noocaas ah siiyaan sidii loo arko inay muhiim u tahay inta lagu jiro

xaalad degdeg ah caafimaadkan cunugaan. Waxaa la fahmayaa in dadaal aad u adag la samayn doono si loo

helo waalidka ama masuulka ka hor intaan la qaadin wax talaabo ah. Markay jirto xaalad degdeg ah, ama

waalidka/masuulku, ama dadka kale ee loo ogolaaday in lala xariiro markay xaalad degdeg ah jirto aan la heli

karin, ama haddii magaca dhakhtarka, khabiirka ilkaha, ama isbitaalka aan la sheegin, shaqaalaha waxaa

halkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad oo degdeg ah.

Shaqaalaha waxaa halkaan looga fasaxayaa inay qaadaan talaabo kasta oo ay u arkaan mid muhiim ah

ayagoo raacaaya fikirkooda ku aadan caafimaadka cunuga. Waalidka ama masuulka ayaa aqbalaaya bixinta

dhammaan qarashaadka baxa.

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

10g

Page 14: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

11. Xaqiiji Xogta Baahiyaha Gaarka ah

Sheeg ama xaqiiji xogta ku aadan baahiyo kasta oo gaar ah oo ardaygaagu leeyahay.

11a. Bixi xog ku aadan Qorshaha Gaarka ah ee Waxbarashada cunugaaga (IEP). Xog dheeRI ah ku sheeg bokiska qoraalka.

11b. Bixi xog ku aadan Qorshaha 504 ee cunugaaga. Xog dheeRI ah ku sheeg bokiska qoraalka. 11c. Haddii diiwaanadeenu muujinayaan in cunugaagu uusan haysan wax baahiyo gaar ah, laakiin aad

doonayso inaad wax ka badasho diiwaanadeena fadlan sheeg xogta adoo jawaabtaada ku qoraaya bokiska qoraalka.

Guji Next Screen (shaashada xigta) si aad u sii wado

11a

11b

11c

Page 15: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

12. Ogolaansho Dheeraad ah

Bixi ogolaanshiyaasha ku aadan ka qaybgalka ardaydaada ee barnaamijka kobcinta.

12a. Cunugaaga ma laga saaray nooc kamid ah socdaalka dalxiiska kooban ama nashaado ka baxsan xarunta. Sharaxaad ku qor bokiska qoraalka.

12b. Ma jiraan wax nashaadaad ah oo cunugaagu uusan ka qaybgali karin sababo dhanka jirka ah,

bulshanimada ama diinta ah awgood? Sharaxaad ku qor bokiska qoraalka.

12c. Dooro Agree (Waan ogolahay) haddii aad u ogolaanayso cunugaaga inuu ka qaybgalo dalxiisyada

kooban oo uu la samaynaayo iskaashade ka tirsan barnaamijka kobcinta ee xiliga kuleelaha.

Haddaadan u ogolayn, dooro Do Not Agree (Ma Aqbalaayo).

12a

12b

12c

Page 16: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

12d. Ogolaanshaha Difaaca Qoraxda. Waxaan u fasaxayaa in cunugaygu marsado daawada difaaca qoraxda,

taasoo uu siinaayo ururka kobcinta xiliga kuleelaha. Dooro dookh.

12e. Waxaan u fasaxayaa cunugayga inuu marsado kareenka difaaca qoraxda ee aan anigu siiyay. Dooro dookh.

12f. Waxaan u fasaxayaa Scholars Unlimited ama Boys and Girls Clubs inay qiimeeyaan xirfadaha akhriska iyo

fahanka ee cunugayga/carruurtayda si loo cabiro hormarka, ayna galaan diiwaan kasta oo carruurta u

yaala diiwaanada dugsiga dawlada sababo dhanka qiimaynta iyo dib u eegista barnaamijka ah oo ay

adeegsanayaan qiimeeyaasha barnaamijka looguna fasaxo inay warbixin ka diyaarshaan. Dooro Agree

(Waan aqbalayaa) haddii aad ogoshahay haddii kale dooro Do Not Agree (Ma aqbalaayo).

12g. Waxaan u fasaxayaa cunugayga ama suuragalnimada cunugayga ee kasoo muuqashada saxaafada uu

ansixiyo ururka barnamaijka kobcinta ee xiliga kuleelaha. Dooro dookh.

12h. Waxaan u fasaxayaa cunugayga inuu daawado filimaan. Dooro dookh.

12i. Tig saar bokiska tigta haddii ogolaanshiyaashu ay isku mid yihiin dhammaan ardayda.

12d

12e

12f

12g

12h

12i

Page 17: Diiwaan galinta Machadka Xiliga Kuleelaha 2020summeracademy.dpsk12.org/.../sites/80/...v3_Somali.pdfhalkaan looga fasaxayaa inay wacaan 911 si ay u waydiistaan caawimaad caafimaad

13. Saxiixa Casriga ah

13a. Saxeexayga oonleenka ah ayaa cadaynaaya in xogta ku jirta diiwaan galintan ay tahay mid sax ah

ayna bixinayso dhammaan ogolaanshiyaasha muhiimka ah, marka la codsado. Waxay sidoo kale

fasaxaysaa dadka lala xariiraayo marka xaalada degdega ah jirto kuwaasoo liiska ku qoran si ay usoo qaadaan

cunugayga. Magacaaga oo buuxa ku qor bokiska.

13b. Guji Submit Application (Gudbi Codsiga).

13a

13b

Codsiga Waa la Diray

Codsiga Waa la Diray. Waad ku mahadsan tahay gudbinta codsiga. Waxaad heli doontaa xaqiijinta

meelaynta barnaamijka ama in lagu gashay liiska sugayaasha haddii xarunta aad codsatay ay buuxdo.