Dhacdooyinka Diiwaangelinta Dugsiga...•Labo warqadood oo cadeyneysa cinwaankada tariikhda waa in 8...
Transcript of Dhacdooyinka Diiwaangelinta Dugsiga...•Labo warqadood oo cadeyneysa cinwaankada tariikhda waa in 8...
• Talaalka cunuga cimmunizat(shots) record * Canuga basabooskiisaor ama warqada dhalashada• Labo warqadood oo cadeyneysa cinwaankada tariikhda waa in 8 asbuuc gudahooda *Aqoonsiga waalidka ID
AREA DATE/TIME PLACE
SW Seattle Wed., Jan. 8 4 - 6 pm
SW Early Learning/Refugee & Immigrant Family Center - 5405 Delridge Way SW
Southeast Seattle
Fri., Jan. 10 6 – 8 pm
New Holly Gathering Hall 7054 32nd Ave S
South Seattle
Thurs., Jan. 16 4 - 6 pm
Rainier Vista Neighborhood House 4410 29th Ave. S.
City-wide Sat., Jan. 16 4 – 6 pm
All District Option School Fair John Stanford Center (in SODO) 2445 3rd Ave. S. at Lander St.
Central Seattle
Tues., Jan.28 3 – 6 pm
Yesler Terrace Community Center 917 E Yesler Way
West Seattle
Wed.,Jan.29 4:30 – 6 pm
High Point Neighborhood House 6400 Sylvan Way SW
South Seattle
Fri., Jan. 31 4 - 6 pm
West African Comm. Council (WACC) One Family Learning Center – 6322 44th Ave S.
South/Central Seattle
Tues., Feb. 4
5 - 7:30 pm El Centro de la Raza - José Martí Child Dev Ctr, 3rd Fl.- 2524 16th Ave S
North Seattle
Thurs., Feb. 6 5:30 – 7:30
Hazel Wolf K-8 School 11530 12th Ave NE
South Seattle Wed., Feb. 12 4 - 6 pm
Horn of Africa Services 5303 Rainier Ave S, Suite D
1/10/20
Wax ka baro dugsiyada doorashada, taageerada Adeegyada iyo diwaangelinta caawinaadka raadi onlinka
Extra help for ELL families exploring option schools. Interpreters and bilingual resources available.
• Weydii su'aalo• Hel caawinaada diiwaangelinta internetka• Baro sida looga caawiyo ilmahaaga inuu si
habboon u gudubo• Turjumaano ayaa diyaar ah
Dhacdooyinka Diiwaangelinta Dugsiga
Waxa aad u baahantahay
Diwaangelinta oo dhan waxaa lagu dhameystirayaa Khadka onleenka :www.seattleschools.org/admissions/registration
Ilmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31?
Markan waa waqtigii laguqori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle
(206) 252-0760
#HowSPSEnrolls
Waxaad halkaan ka heli kartaa Dugsiga diwaankaaga ee nawaaxigaaga :www.seattleschools.org/admissions/school_finder/address_lookup_tool
Waxaanu kugu caawin karaka xarunta John Stanford Center (JSC), 2445 3rdAve S 8:30 AM ilaa 4 PM, Isniin – Jimco . Spanish, Chinese, Vietnamese,iyo Somali waxaa kuu diyaar ah caawiye ku hadlayo luqadaada JSC.
Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay leedahay dugsiyo badan oo kaqeyb galayaalah oo laga dooran karo dugsiga iyo dugsiga doorashada si loo haqabtiro baahidagaarka ah ee arday kasta. Marka la diwaangeliyo goor hore, ardayda kindergartenwaxay helaan fursado iyo dugsiga ay codsadaan aan ka ahayn dugsiga ku qoraninta lagu guda jiro xiliga diwaangelinta furan.
Ma dooneysaa inaad waxbadan ka baratoisdiiwaangelinta iyo xiliga diwaangelintafurantahay ? booqo shabakadeenawww.seattleschools.org/admissions
January 6, 2020Diwaangelinta ardayda cusub waxay bilaabaneysaa sanad dugsiyeedka 2020-2021.
Wixii aad ka qabto su`aalama walaac ? nala soo xiriir:
Ka Diwaangeli hada SPS !Seattle Public Schools has many award-winning attendance area schools and option schools to meet the unique needs of every student. By registering early, kindergarten students gain access to important resources and the opportunity to apply for schools other than their assigned attendance school during Open Enrollment.