biyo diirran 2 - Saabuun mari · 2020-03-20 · 2 - Saabuun mari 3 - Hubso in aad dhaqdo ugu yaraan...
2
SOMALI/SOMALI YAREE FAAFIDDA CUDURKA COVID-19. GACAMAHAAGA DHAQ. 1 - Gacmaha ku dhaqo biyo diirran 2 - Saabuun mari 3 - Hubso in aad dhaqdo ugu yaraan 20 ilbiriqsi: 4 - Si fiican u biyo raaci 5 - Gacmaha si fiican
Transcript of biyo diirran 2 - Saabuun mari · 2020-03-20 · 2 - Saabuun mari 3 - Hubso in aad dhaqdo ugu yaraan...
SOMALI/SOMALI
YAREE FAAFIDDA CUDURKA COVID-19.
GACAMAHAAGA DHAQ.
1 - Gacmaha ku dhaqo
biyo diirran
2 - Saabuun mari
3 - Hubso in aad dhaqdo
ugu yaraan 20
ilbiriqsi:
4 - Si fiican u biyo raaci
5 - Gacmaha si fiican
2
ugu qalaji waqradda lagu tirtirto
6 - Meesha laga furo lagana xiro khasabadda xir adiga oo adeegsanaya
waqradda lagu tirtirto
calaacasha iyo gadaasha
gacan kasta
inta u dhaxeysa faraha
cidiyaha hoostooda
Suulasha
Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee dalka Canada