Adam's Family

Post on 17-Mar-2016

218 views 2 download

description

A children's book for Somali Community

Transcript of Adam's Family

1

ADAM’S FAMILY QOYSKA ADAM

2

Author: YursufIllustrator: Li Zeng

3

Adam is eight years old, and he lives with his family.

Adam waa wiil yar oo jira sideed sano, wuxuuna la nool yahay Qoyskiisa.

4

His family lives in the countryside, and they raise animals.

Qoyskiisu waxay ku nool yihiin Baadiyaha, waxayna dhaqdaan xoolaha

5

They have a lot of Camels, and a lot of CawsThey have a lot of Goats and a lot of sheeps

Waxay leeyihiin Geel badan iyo Lo’ badanWaxay leeyihiin Riyo badan iyo ido badan

6

7

His father’s name is Mustafe Ali Muse, and his mother’s name is Aamina Hassan Mohamed.

Aabihiis waxaa la yiraah-daa Mustafe Cali Muuse. Hooyadiisna waxaa la yiraahdaa Aamina Xassan Maxamed.

Adam’s complete name is Adam Mustafe Ali Muse

Adam Magaciisa oo dhan waa Adam Mustafe Cali Muuse

8

9

Adam has twin brothers and twin sistersAdam waxaa la dhashay mataano laba wiil oo mataano ah Iyo laba gabdhood oo mataano ah.

The names of the twin bothers are Shirwa’ and Sharmake. Mataanaha labada wiil ah waxaa la yiraahdaa Shirwac iyo Sharmaake.

10

11

The names of the twin sisters are Ambara and ‘Eebla.

Labada gabdhood ee mataanaha ahna waxaa la yiraahdaa Cambara iyo Ceebla

12

Adam looks after the baby goats and baby sheeps.

Aadam wuxuu raacaa wax-araha iyo naylaha.

13

Shirwa’ looks after baby camels.

Shirwac wuxuu raacaa Nirgaha.

14

Sharmake looks after mama goats and mama Sheeps.

Sharmaakena wuxuu raacaa Adhiga.

15

Ambara looks after caws, and Eebla looks after baby caws.

Cambara waxay raacdaa Lo’da. Ceeblana waxay raacaan Weylaha.

16

17

Adam’s father looks after the mama camels, and his mother does the house chores

Adam aabihiis wuxuu raacaa Gee-la, hooyadiisna howsha guriga ayay qabataa.

18

19

Adam’s family is a happy family!

Qoyska Adam waa qoys farxad ku nool!

20